Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Diyaaradaha Faransiiska Oo Duqeyn Ku Dilay 11 Askari Oo Ka Tirsan Xukuumada Maali.
  • Allposts
  • Warar

Diyaaradaha Faransiiska Oo Duqeyn Ku Dilay 11 Askari Oo Ka Tirsan Xukuumada Maali.

October 27, 2017

Wararka ka imaanaya dalka Maali waxey sheegayaan in saacadihii lasoo dhaafay weerar fashilmay ciidamada iyo dayaaradaha dowlada Nasaarada Faransiiska ay ka geysteen deegaan dhaca Waqooyga dalkaasi.

Weerarkan waxey xilli habeen ah diyaaradaha iyo askarta dowlada Nasaarada Faransiiska ku qaadeen deegaanka Waadiga Tiin Beydan ee Waqooyga dalka Maali,iyadoona faahfaahino dheeraad ah ay kasoo baxayaan weerarkaasi fashilmay.

Weerarkan waxey ciidamada Nasaarada Faransiiska ku doonayeen iney kusoo furtaan Kow iyo Toban askari oo ka tirsan maleeshiyaatka xukuumada daba dhilifka Maali kuwaasi oo in muddo ah iyagoo maxaabiis ah gacanta ugu jiray Mujaahidiinta Jamaacada U Gargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta.

Diyaaradaha Faransiiska ayaa inta aysan soo dagan ciidamada Nasaarada Faransiiska waxey duqeeyeen goobtii lagu hayay askartaasi Maxaabiista ah iyagoona labo Fuusto oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ku garaacay goobtaasi.

Duqeynta kadib waxaa goobta si qarsoodi ah ugu soo dagay ciidamo ka tirsan Nasaarada Faransiiska balse waxey ciidamadaasi iska caabin iyo dagaal xoogan kala kulmeen ciidamada Mujaahidiinta Jamaacada U Gargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta gaaar ahaan raggii ku qornaay ilaalinta maxaabiistaasi.

War rasmi ah oo kasoo baxay Jamaacada U Gargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta ayeey ku faahfaahisay Jamaacada weerarka fashil may ee goobta ka dhacay iyo sida ay wax u dhaceen.

Qoraalkan oo ay baahisay Mu,asasada Az-zallaaqah ee garabka Warbaahineed ee Jamaacada U Gargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta ayaa lagu xaqiijiyay in duqeyntii diyaaradaha Faransiiska goobta ka geysteen ay gabi ahaan ku dhinteen Kow iyo Tobankii askari ee xukuumada daba dhilifka Maali kuwaasi oo iyagoo maxaabiis ah gacanta ugu jiray Mujaahidiinta.

Sidoo kale waxaa qoraalkan lagu xusay in Saddex Mujaahid oo ilaalo ka hayay maxaabiistaasi ay ku shahiideen dagaal culus oo ay la galeen ciidamadii Nasaarada Faransiiska ee goobta kasoo dagay,waxeyna warar kale sheegayaan iney jirto khasaara askarta Faransiiska lagu gaarsiiyay dagaalka ka dhacay Waqooyga Maali.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Rabshado Dhiig Ku Daatay Iyo Xaalada Kenya Oo Wali Kacsan.
Next: Askar Ka Wada Tirsan Dowlada Oo Ku Dagaalamay Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada