Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Farmaajo “Al Shabaab lagama Adkaan Karo Oo Waa Dad Caqiiddo Ku Dagaallamaya” Daawo.
  • Allposts
  • Warar

Farmaajo “Al Shabaab lagama Adkaan Karo Oo Waa Dad Caqiiddo Ku Dagaallamaya” Daawo.

October 31, 2017

Madaxweynaha dowladda Federaalka Max’med Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka xeeladeystay dagaalkii uu isbuuc ka hor ku iclaamiyay Xarakada Al Shabaab.

Farmaajo oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay shirka maamul goboleedyada iyo dowladda Federaalka uga furmay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dagaalkii uu dhawaan ku iclaamiyay xarakada Al Shabaab uusan aheyn mid cusub balse uu ahaa dagaal muddo toban sanadood ah socday.

Farmaajo oo u muuqday in uu ka xeeladeysanayo ka dhabaynta wixii uu horay uballan qaaday ayaa yiri “Aniga dagaal waa iclaamiyay laakiin 10 sano ka badan ayuu dalkaan dagaal ku jira, dad badan ayaan ogeyn in dalka uu dagaal ku jiro”.

Wuxuu ka afeef dhiganayay in dagaalkaas uu guuleysan karo ama uu bilaaban karo waqti dhow balse waxaa lays weydiinayaa halka uu ku dambeeyay dagaalkii lagusoo gaba gabeynayay Al Shabaab ee Farmaajo sheegay in uu ka hoggaamin doono degmada Afgooye.

Dhinaca kale Hoggaamiyaha Dowlada Federaalka ayaa walaac ka muujiyay in taageero wanaagsan oo dhanka melleteriga ah uusan ka heli doonin dowladaha Itoobiya iyo Uganda oo isbuucii lasoo dhaafay uu booqasho kaalma weydiisasho ah ku tagay.

“dowladahii aan dhowaan soo booqday ee aan taageerada weydiistay waxay dhaheen annagu waa idin taageeraynaa ee idinku diyaar ma utihiin in aad dalkiina u dhimataan? oo ma nooga hormaraysiin dagaallada sidaas ayay nagu dhaheen” ayuu yiri Farmaajo.

Mar uu soo hadal qaaday awoodda xarakada Al Shabaab ayuu sheegay in laga adkaan waaye isagoo taas u sababeen ciidamada Al Shabaab oo ku dhimanayo caqiiddo ah oo  in ay Janno gelayaan.

“Al Shabaab waxay leeyihiin Caqiiddo adag oo haddii ay dhintaan in ay Janno gelayaan ayay aaminsanyihiin anaguna ciidankeena mabarin ciiqadada Wadaniyadda” ayuu markale yiri Farmaajo.

Hoggaamiyaha dowladda Federaalka oo khudbaddiisu u muuqatay dhab ka hadal ayaa ka dayriyay inta ay sii jiri karto taageerada ay dowladdiisu ka hesho waxa loogu yeero beesha caalamka iyo ciidamada AMISOM wuxuuna sheegay in caalamku uusan sii wadi Karin bixinta dhaqaalaha ay siiyaan ciidamada shisheeye.

“AMISOM sanad walba Billions dollars ayay beesha caalamku ku taageertaa, xaqiiqda ayaa ah siima wadi karaan taageerada ay nagu siiyaan ladagaallanka Alshabaab oo hadda ayay qaati ka taaganyihiin qarashka ay bixiyaan, waxaana dhici doonta in AMISOM naga baxdo oo alshabaab iyo anaga ayaa isku hari doono ee maxaa noo tala ah” ayuu Farmaajo weydiiyay hoggaamiyaashii uu la hadlayay.

Marka si qota dheer loo dhuuxo warka Farmaajo ayaa umuuqday in fud fudeydkii uu siyaasadda kusoo galay iyo waxa kajira dalka ay kala fogyihiin wuxuuna bilaabay in uu runta u sheego dadka maamulkiisa ku eedaynaya waxqabad la’aanta.

Halkan Hoose Ka Daawo Khudbadda Farmaajo

Xigasho Somalimemo.net

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Naf Hurnimo Ah Oo Ka Dhacay Konfur Bari Dalka Yemen.
Next: Askari Lagu Dilay Duleedka Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada