Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Laga Helayo Weeraro Ka Dhacay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Laga Helayo Weeraro Ka Dhacay Duleedka Afgooye.

November 11, 2017

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo weeraro dhabba gal ah oo saacadihii lasoo dhaafay kolanyo isugu jirta ciidamada Nasaarada Mareykanka iyo kuwa Nabadsugida dowlada Ridada loogu dhigay wadada isku xirta degmada Afgooye iyo deegaanka Basra.

Wararkii ugu dambeeyay waxey sheegayaan in weeraradaasi lagu dilay inka badan Kow iyo Toban askari oo ay ku jiraan Askar American ah.

Sidoo kale wararka la helayo waxey sheegayaan iney jiraan tiro askar ah oo iyaguna ku dhaawacmay weerarada saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay wadadaasi.

Inta badan askarta dowlada Farmaajo ee lagu dilay weeraradan dhabba galka ah waxaa lagu aasay deegaanka Xaawo Taako ee dhaca duleedka degmada Balcad ee gobalka Shabeelada dhexe.

Diyaarado Elecobtar ah oo kasoo dagay degmada Balcad ayaa halkaasi ka daabulay Meydadka iyo dhaawacyada askarta American-ka ah.

Sidoo kale weeraradan waxaa lagu gubay Labo gaari oo ka mid ah gaadiidkii ay wateen Kolanyada la weeraray gaadiidkaasi oo ay Garneelada Garbaha laga tuura ay la heleen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.

Maleeshiyaatkii dowlada Ridada ee ka cararay deegaanka Basra ayaa intii ay kusii jeedeen degmada Balcad waxaa dhiiqa ka galay mid ka mid ah gaadiidkii ay wateen kaasi oo markii ay ku guul dareysteen iney dhiiqada ka bixiyaan ay gubeen.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Raayada Towxiidka Oo Maalintii Labaad Ka Taagan Basra.
Next: Ku Dhawaad 80 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Helmand.

Related Stories

Weeraro Lagu Beegsaday Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay J/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Lagu Beegsaday Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay J/hoose.

August 26, 2026
3 Sano Kadib Weerarkii Cowsweyne, Maxaan Ka Ognahay Guuldarrada Nafsaaniga Ee Ciidanka Gurguurte Kasoo Gaartay Macrakadaasi (Warbixin).
  • Allposts
  • Warar

3 Sano Kadib Weerarkii Cowsweyne, Maxaan Ka Ognahay Guuldarrada Nafsaaniga Ee Ciidanka Gurguurte Kasoo Gaartay Macrakadaasi (Warbixin).

August 26, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-03-1448-Hijri

August 26, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada