Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhageyso+Akhriso Abwaan C/llahi Somali Oo Gabay Ka Tiriyay Hadalkii Farmaajo.
  • Allposts
  • Warar

Dhageyso+Akhriso Abwaan C/llahi Somali Oo Gabay Ka Tiriyay Hadalkii Farmaajo.

November 13, 2017

Madaxweynaha dowlada Ridada ninka lagu magacaabo Muxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhawaan ku dhawaaqay ineysan ka adkaan karin Xarakada Shabaabul Mujaahidiin taasi oo uu sabab u gadhigay in Shabaabul Mujaahidiin Caqiido ku dagaalamayaan balse maleeshiyaatka dowlada aysan laheen wax Caqiido ah oo ay ku dagaalamaan.

Hadalkaasi kasoo baxay Farmaajo waxaa gabay qayim ah ka tiriyay Abwaanka Soomaaliyeed Wariyaha Caanka ah C/llaahi Yaasiin Jaamac Somali.

Halkan Ka Dhageyso Gabayga Caqiido Iyo C/llaahi Somali

Halkan Hoose Ka Akhriso Gabayga C/llaahi Somali.

Nimanyahow sidaan curanahaan cuufta gurayaaye,

Cirsan yeerku gooruu ciyaan caadka dhuganaaye,
Curdun gabayahaa igu cajalan oon cuf ula aalle,
Balaan curiya oo meeriyoo caynka ka higaadsho.

Cunsurii farmaajoow adaan caafimaad qabine,
Caa’iliyo sidii aad tihiin duul cashiira ahba,
Kufrigaa cirif dheer jira waxaad la coomaarto
Carrigaan aan joogniyo dhulkey culus inoo daaqdo,
Coomaadaha sidiisii adaa caal soo lulaye,
Kuwii ceyr ku sii jiray iyo calalla feereysan,
Yaa cawaaqibkaa lumiyayoo kagu ciyaareene
Camiilow adaa meel cakirin cood ka dayaaye,
Adoo cowski loo jeedaba caarad waran mooda,
Halkaad calaf u soo doontay waa cirid kuleyl weyne,
Hadaad caga gubyoonee sidaad ciidan hogaamin?
Ama caaradkuu wedi ileyn waad cidoodiyi’e?

Su’aalahaa culuumbay sidaan aad cibir weyne,
Hayeeshee ra’yi coonku waa ku cuqdadoobaaye,
ha caburo cantalyaagu waa ehel caloolyow’e.

Ninka ceel ku sii dhacahayee cabashadii yeeri
Ee cirkaa inuu marmahayo ku calwasaadaaye,
Caalle iyo inuu nacas yahuu caaqil garayaaye,
Weligii calmaaniga ayaan caymasho lahayne,
Qoladuu u caynaan hayaa waa cadibantaaye,
candha maran canug aadayaan caano ku arkeyne,
Kuwi shalayto kuu calan luxee ciira kicinaayay,
Iney maanta kaa caajiseen caalamku ogaaye,
ceeryaamada intii roob lahayd cabe xareedeedi.

intaasi cigaalkuu xiroo caynka u adkeeye,
cutub kalena waa marinayaa cowra helow,e,
Fikradaha ciniinkaa dadbaa lagu calaaleeye,
Maskaxdiisu kay cilintahaa lagu cubaayaaye,
Cuduraduu ka qaadee xunuu caac la dhahaaye,
Cashi baana goortaa ka dhalan caabuq iyo hooge,
Calaamadaha gaalnimo adoo caawda kula jiifa,
Dimuquraadinuu culan hayoo nagu caraadaaye,
Muslinimo carrabkaa inaad ciirsi badi haatan,
ood laba codleysaahu waa kuu cawaanimo’e,
Ciidankiisa qowl duminayow caaqu wariyaaye,
Colkaagi inuu guuldariyo ceyd ka bixi waayay,
anaguna an caadkiyo hawada sii cag dhiganeyno,
adigaa cadeyntii hayoo noola soo ciyaye,
ninki calalla uus kaashadaa caynku go’ayaaye.
Caku iyo waxaa lagu hubaa inuu cargaagaaye,
farmaajoow calaacaliddu waa caado doqomeede,
Caqiidiyo nimaan diin lahayn calaqa mooyaane,
Cadawgii sidee uga adkaan waan cajabeyaaye?

Ninka cudud shisheeye noqdaan kuu cabirayaaye,
Cunna iyo sigaar xil buu caashaq u hayaaye,
Cammar iyo ayaxaba ka daran aan citimiheyne,
Calooshiisu may buuxsantee wayska cunayaaye,
Cizi iyo sharaf uma bukee waa ka cararaaye,
Wixi ceeba oo idili waa camaladiisiye,
Ciqaab iyo cabiid kama baxoo amase ciishoode,
Gaaladow cadaan iyo madow caabudaha hayaaye,
Carmal iyo cajuusiyo middii caawa la aroosay,
Tii calool ku soo qaadayee caana ugu deeqday,
Iyo cadar walaashii ahoo sidi cillaan miida,
Hablihii u caawiyi lahaa caadi ugu geeye,
Cabaadkoodu wow farax iyo iney cataabaane,
Ficilada calaanyada iyo caalir dhalinaaye
Cimrigii go’ waa lagu yaqaan caada qaadaha’e,
Ciidankiisa qowl duminayow caaqu wariyaaye,
Colkaagi inuu guuldariyo ceyd ka bixi waayay,
anaguna an caadkiyo hawada sii cag dhiganeyno,
adigaa cadeyntii hayoo noola soo ciyaye,
ninki calalla uus kaashadaa caynku go’ayaaye.
Caku iyo waxaa lagu hubaa inuu cargaagaaye,
farmaajoow calaacaliddu waa caado doqomeede,
Caqiidiyo nimaan diin lahayn calaqa mooyaane,
Cadawgii sidee uga adkaan waan cajabeyaaye?
Cadaabtuu gelaayaa qofkii caasi noqodaaye,
Xuural ceyn cishqigeed ragbuu caawo gubayaaye,
Cibaadada jihaadkey si dhaba ugu cagaagaane,
Aduunkaa cariiri la e iyo culeysweyne,
Janadii caziizkey rabaan inay ka ceeshaane,
Caadilkey ninkii magan galaa cudud sareeyaaye,
Asigaan la caabiyi kareyn oo cartamayaaye,
Sida aar carun iyo wuxuu calalsha doonaaya,
Oo soo ciyaayaa nafluu uga cabsoodaaye
Shareecada midkii ciid dhigaa ama cilleynaaya,
Gumeysiga umuu ceegsanee weyska celiyaaye
Intow qori cabeystuu dagaal ugu carraabaaye,
ninki loo cimaamaday inuu cunaha kaa gooyo,
in codkaadu uu weeciyoo adiga kaa caagi,
cindi gaab hadaad tahay,naflaa waad u curisaaye,
Alshbaab caw caw kama didaan lagu cabeebtaaye,
Ceesaantii shabeel doonataa lagu casheeyaaye,
show belaad cantuugtee adoo cirid dameeraadle,
calyadaad tufeysaa dibbey kuu carqaladeyne,
caaneheeda waad dhami iyaga oo car iyo dhiigle,
Ciidankiisa qowl duminayow caaqu wariyaaye,
Colkaagi inuu guuldariyo ceyd ka bixi waayay,
anaguna an caadkiyo hawada sii cag dhiganeyno,
adigaa cadeyntii hayoo noola soo ciyaye,
ninki calalla uus kaashadaa caynku go’ayaaye.
Caku iyo waxaa lagu hubaa inuu cargaagaaye,
farmaajoow calaacaliddu waa caado doqomeede,
Caqiidiyo nimaan diin lahayn calaqa mooyaane,
Cadawgii sidee uga adkaan waan cajabeyaaye?

Waxaa Tiriyay Abwaan Wariye Cabdulaahi soomaali.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhul Gariir Dad Badan Ay Ku Dhinteen Oo Ku Dhuftay Xadka Iiraan Iyo Ciraaq.
Next: Qarax Ka Dhacay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026
Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo War Kasoo Saaray Booqashadii Uu Cirro Ku Tagay Dhulka Yahuuddu Xoogga Ku Haysato (Bayaan)Akhris+Dhagaysi.

June 16, 2026
Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada