Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Lagu Dilay Saraakiil Sar Sare Oo Puntland Ah.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Lagu Dilay Saraakiil Sar Sare Oo Puntland Ah.

December 20, 2017

Wararka ka imaanaya duleedka Boosaaso ayaa sheegaya in qarax culus oo halkaas ka dhacay lagu dilay saraakiil iyo ciidamo ka tirsan PIS-ta Puntland.

Qaraxa oo ka dhacay deegaanka Galgala ayaa lakacay gaari Cabdi bile ah oo ay saarnaayeen saraakiisha PIS-ta Puntland, waxaana halkaas ku dhintay taliyihii howgallada PIS-ta Puntland oo lagu magacaabo Korneyl Galayr Xassan Yuusuf, waxaana la dhintay sarkaal kale oo magaciisa lagu soo koobay Barkhad, waxaa sidoo kale qaraxa ku dhaawacmay shan kamid ah ciidamada Puntland.
Saraakiisha PIS-ta Puntland ee qaraxa lagu dilay ayaa qayb ka ahaa kolonyo iskugu jirtay ciidamo Maraykan ah iyo kuwa la dagaalanka waxa loogu yeero Argagixisada ee PIS-ta, waxay xilliga qaraxa lala beegsanayay  ay marayeen nawaaxiga tuullada Galgala.

Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada qaraxa lagu dilay taliyihii howlgallada ciidamada Ashahaado la dirirka Puntland sida uu warbaahinta u xaqiijiyay afhayeenka Ciidamada Al-Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abu Muscab.

Dilka maanta loo geystay taliyihii howgallada ciidamada Ashahaado la dirirka Puntland ayaa kusoo aadaya xilli Isbuucii hore la khaarijiyay Talihii ciidamada miina baarista Puntland Korneyl Cusmaan Kalabeyr kaas oo ku dhintay qarax miino oo ay  Mujaahidiinta Al-Shabaab kula beegsadeen dulleedka magaalada Boosaaso.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal Sare Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Dalka Maali.
Next: Weerar Gaari Gaashaaman Looga Gubay Shisheeyaha Oo Ka Dhacay Shabeelada Hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada