Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Boqolaal Muslimiin Ah Oo Lagu La’yahay Howlgallo Raaf ah Oo Ciidanka Kenya Ka Fuliyeen Magaalada Mombaasa.
  • Allposts
  • Warar

Boqolaal Muslimiin Ah Oo Lagu La’yahay Howlgallo Raaf ah Oo Ciidanka Kenya Ka Fuliyeen Magaalada Mombaasa.

December 24, 2017

Wararka ka imaanaya Kenya waxay sheegayaan in howlgallo hor leh oo ka dhan ah muslimiinta dega gobolka xeebaha ay bilaawdeen inkastoo xukuumaddu aysan ku dhawaaqin hadane dadka deegaanka ayaa sheegaya in ay jiraan howlgallo cadawtooyo.

Ciidanka sirdoonka Kenya iyo kuwa qaabilsan ladagaallanka waxa loogu yeero Argagaxisada ayaa xoog ku galay Masjid kuyaal Koonfurta magaalada Mombaasa waxayna ka xireen illaa 100 qof muslimiin ah.

Goob joogayaal ayaa sheegay in saraakiil caddaan ah oo loo maleynayo in ay yihiin mareykanka ay howlgalka qeyb ka ahaayeen waxayna gudaha ugaleen dhowr kamid ah masaajidda Mombaasa iyo malcaadamado qur’aanka lagu barto, waregyska Daily Nation ee kasoo baxa Kenya oo soo xiganaya dadka deegaanka ayaa sheegay in dad badan lagu guray gaadiidka shabaqlayaasha.

Haweenay diiday in sababa ammaan aawgeed aan magaceeda loo adeegsan warbaahinta ayaa sheegtay in tobaneeyo kamid ah howlwadeennadda masaajidda iyo macalimiin dugsi qur’aan lala’yahay halka ay jaan iyo cirib dhigeen.

Ciidamo wajiyadu uduubanyihiin ayaa xilli saqdhexe ah guryaha ugu dhacay dadka lala’yahay waxaana larumeysanyahay in lagu hayo saldhigyo qarsoodi ah oo ciidamada GSU-da iyo kuwa PITU-da ku leeyihiin magaalooyin Kenya lagu hayo dadkaas oo su’aalo laweydiinayo.

Dowladda Kenya ayaa sare uqaadday tacadiyada ay ku heyso dadka muslimiinta laga tirada badanyahay ee wadankaasi ku dhaqan, dowladda Kenya oo xiriir dhan walba ah laleh dowaladaha Reer Galbeedka iyo Yahuudda cilaaqaadkas oo ku dhisan ladagaallanka muslimiinta mandiqadda.

Kenya waxay leedahay kumanaan askari ashahaadda ladirir ah kuwaas oo sare uqaaday beegsiga ay ku hayaan dadka muslimiinta ah, dowladdan dhagar qabtada ah waxay dhaqaalaha ugu badan ku bixinaysaa waxa loogu yeero argagaxisada sida ay sheegayaan mas’uuliyinteeda.

Xadgudubyo ka dhan ah dumarka iyo culimada ayaa lagasoo sheegayaa gobolka xeebta Kenya, illaa iyo haddana wax war ah kamasoo bixin dowladda Kenya oo ku aaddan sababta keentay in howlgallo nuucaan ah ay fuliso.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Gaari Gaashaaman Lagu Gubay Oo Muqdisho Ka Dhacay.
Next: Dhageyso Darsiga 38-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada