Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sawirro: Xabaal Wadareed laga Helay Gobolka Oromia iyo Maleeshiyada Liyuu Booliska Oo Shacab Ku Xasuuqday Magaalada Harar.
  • Allposts
  • Warar

Sawirro: Xabaal Wadareed laga Helay Gobolka Oromia iyo Maleeshiyada Liyuu Booliska Oo Shacab Ku Xasuuqday Magaalada Harar.

December 24, 2017

Wadanka Itoobiya waxaa lagasoo sheegayaa iska hor’imaadyo dhiig badan ku daatay oo u dhaxeeya dhinacyo kala duwan oo ku loolamayo gobollo wadankaasi katirsan.

Xiisadaha u dhaxeeya dadka Soomaalida iyo Oromada ayaa wali lagasoo sheegayaa deegaanno katirsan gobollada Oromia iyo Somaligalbeed oo ah gobollo ku jira gumeysiga Xabashida Itoobiya.

Wararka ka imaanaya Itoobiya ayaa sheegaya in weerar cusub oo maleeshiyaadka Liyuu Booliska ay ka geysteen duleedka magaalada Harar ay ku dileen ku dhawaad Toban qof oo shacab ah.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in Maleeshiyaadka Liyuu Booliska oo wata gaadiid dagaal ay 7 qof shacab muslimiin Oromo ah ku dileen duleedka magaalada Taariikhiga ah ee Harar.

Maleeshiyaadkan oo dowladda Itoobiya ay sanaddii lasoo dhaafay ku daad gureysay gobolka Oromia si ay u dambiyaan kacdoonka shacbiga ah ayaa geystay gabood fallo baahsan iyo xasuuq ka dhan ah dadka shacabka ah.

Hoggaamiyaasha qabaa’illada Oromada iyo Soomaalida waxay ku eedeeyeen Maleeshiyada Liyuu Booliska in ay fitno ka dhax kiciyeen labada shacab taas oo keentay in boqolaal qof ay dhinacyadu iska dilaan.

Dhinaca kale Xabaal wadareedyo ay ku aasanyihiin Tobanaan qof Soomaali ah ayaa laga helay deegaanno katirsan gobolka Oromia sida ay sheegeen saraakiisha Booliska dowladda Xabashida Itoobiya.

Khamiistii lasoo dhaafay xildhibaanno katirsan Baarlamaanka Itoobiya aaa diiday in ay soo xaadiraan fadhigii Baarlamaanka oo uu khudbad ka jeedin lahaa R/wasaaraha wadankaasi, xildhibaanada kasoo jeeda Qowmiyadda Oromia ayaa ku eedeeyay dowladda dhexe ee Itoobiya in ay wax ka ogtahay xasuuqa ay ciidamada melleteriga iyo kuwa Booliska ugeysanayaan dadka shacabka ah.

Gobolka Amxaaradu degto isna waxaa lagasoo sheegayaa iska hor’imaadyo iyo dibad baxyo rabshada wata waxaana muuqata in Kacdoonkii ka dhanka ah Taliska Addis Ababa uu wali kasii socdo qeybo badan oo wadanka katirsan balse warfaafinta dowladda ay isku dayayso in ay indhaha caalamka ka qariso.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Lagu Qaaday Xarunta Wazaarada Gaashaandhiga Muqdisho.
Next: Musaafur Lunsan oo Wadadii Hanuunka Afka saaray…Qiso xiiso badan.(Akhriso+Dhagayso)

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-01-1448-Hijri.

June 17, 2026
Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.
  • Allposts
  • Warar

Galmudug Oo Sheegtay In Guddiga Doorashada Gurguurte Uu Yahay Mid Dhinac U Raran.

June 17, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -02-01-1448-Hijri

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada