Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Ku Dhawaad 300 Askar American Ah Oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Ku Dhawaad 300 Askar American Ah Oo Lagu Dilay Dalka Afghanistan.

December 30, 2017

Warbaahinta Imaarada Islaamiga Afghanistan ayaa baahisay Tir-koob rasmi ah oo ay soo saartay Imaarada taasi oo ku aadan howlgaladii ay fuliyeen ciidamada Mujaahidiinta Dhaalibaan Labo iyo Tobankii Bilood ee u dambeysay.

Tiro-koobkan ayaa lagu xusay in ciidamada Mujaahidiinta Bilahaasi ay fuliyeen (7503)Todoba Kun Shan Boqol Iyo Saddex Weerar,(48) Afartan Iyo Sideed Ka mid ah weeraradaasi waa Camaliyaad Istish-haadiyo ah.

Dhanka Saliibiyadda Mareykanka waxaa weeraradaasi looga dilay(289) Labo Boqol Sideetan Iyo Sagaal Askar iyo saraakiil American ah,waxaana lagu dhaawacay(124)Boqol Labaatan iyo Afar askar iyo saraakiil American Ah.

Dhanka Maamulka Dba dhilifka Kaabul waxaa weeraradaasi looga dilay(14938)Afar iyo Toban Kun Sagaal Boqol Soddon Iyo Sideed Askari,waxaana laga dhaawacay(9430) Sagaal Kun Afar Boqol iyo Soddon oo askar ah.

Dhanka Saraakiisha waxaa weeraradaasi looga dilay maamulka daba dhilifka Kaabul(408) Afar Boqol iyo Sideed Sarkaal oo ah saraakiisha kala duwan ee ciidanka.

Dhanka Gaadiidka laga gubay Ciidamada Saliibiyadda Mareykanka iyo kuwa Maamulka daba dhilifka Kaabul waa (2976)Labo Kun Todobo Boqol Todobaatan iyo Lix Gaari oo ah noocyada Kala duwan ee Gaadiidka dagaalka.

Dhanka Diyaaradaha waxaa weeraradaasi looga soo riday ciidamada Saliibiyadda Mareykanka ee duulaanka ku joogta Afghanistan(20)  Diyaaradood  Saddex Iyo Toban Ka Mid Ah Waa Diyaaradaha Noocyada Elecobtarka Todobo ka mid ahna waa Diyaaradaha Duuliya La’aanta oo isugu jira kuwa Basaaska iyo kuwa wax duqeeya.

Dhanka Taa’ibiinta waxaa Imaarada Islaamiga Afghanistan isku soo dhiibtay Labo Iyo Tabankii Bilood ee u dambeysay Askar iyo Saraakiil Towbadkeenayaal ah oo gaaraya(4196)Afar Kun Boqol Sagaashan iyo Lix Isugu jirta Saraakiil iyo Askar kuwaasi oo lasoo goostay Hub iyo gaadiid dhan(323)Saddex Boqol Labaatan Iyo Saddex isugu jirta gaadiidka dagaalka,Hubka Culus iyo Midka Fudud.

Tirikoobkan ayaa muujinaya dhiig baxa aadka u xoogan ee sanadkan ay la kulmeen ciidamada Saliibiyadda Mareykanka ee duulaanka ku jooga dalka Afghanistan  iyo kuwa Maamulka daba dhilifka Kaabul.

Qoraalka Tirikoobkan ay soo saartay Imaarada Islaamiga Afghanistan waxaa ku sixiixan Afhayeenka Imaarada Sheekh Qaari Axmed Yuusuf.

Halkan Ka Doono Qoraalka Tirikoobka Oo Carabi Ah.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga 43-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.
Next: Dhageyso Shabaabul Mujaahidiin Oo Zakada Xoolaha Ka Qeybiyay Duleedka Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri

April 21, 2026
Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada