Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Dowladaha Mareykanka Iyo Pakistan Oo Xaalad Adag Ka Dhex Qaraxday.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Dowladaha Mareykanka Iyo Pakistan Oo Xaalad Adag Ka Dhex Qaraxday.

January 2, 2018

Hoggaamiyaha Cunsuriga ah ee Wadanka Mareykanka Donald Trump ayaa weerar kulul oo Afka ah ku qaaday dowladda Pakistan oo 16-kii sanadood ee lasoo dhaafay isbahaysi ka dhanka ah ‘Argagaxisada’ la aheyd Mareykanka.

Trump oo Farrimihiisi ugu horreeyay sanadda 2018 ku faafiyay bartiisa Twitterka ayaa dowladda Pakistan ku eedeeyay dhagar iyo meermeerin ay ku sameysay Mareykanka.

Wuxuu sheegay in dowladda Pakistan ay bil walba lacago malaayiin dollar ah ka qaadaneysay wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka balse aysan si wanaagsan uga gacansiin la dagaallanka jamaacaadka Jihaadiga ah.

“Mareykanku si axmaqnimo ayuu Pakistan usiiyay in ka badan 33 Bilyan oo dollar 15-kii sanadood ee u dambeeyay iyaguna nama siin wax aan ka aheyn been iyo dhagar iyagoo hoggaamiyaasheena u arkayay dabaallo” ayuu yiri Trump.

Mareykanka ayaa Pakistan ku eedeeyay in ay hoy siiso wax ay ugu yeereen Argagaxiso oo ay ula jeedaan xarakada Islaamiga Taliban Afghanistan,
“Pakistan waxay hooy siisay Argagaxisada aan kasoo Eryanay Afghanistan wax macluumaad ah oo ay nasiiyeen majiraan marka laga reebo waxyar oo aan badneyn” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Trump.

Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Pakistan oo ka jawaabay warka kasoo yeeray Hoggaamiyaha Mareykanka ayaa sheegay in aysan waxba kajirin warka Trump islamarkaana ay diyaar u yihiin in ay soo bandhigaan wixii dhax maray iyaga iyo Mareykanka.

Khuwaajah Asif ayaa yiri ” Pakistan waxay diyaar u tahay in ay soo bandhigto wax isdhaafsigii shaacsanaa ee nagala dhaxeeyay Mareykanka”.

Wasiirka difaaca Pakistan ayaa isna sheegay in warka kasoo yeeray Trump uu yahay mid been abuur ah isagoo sheegay in Fashilka melleteriga Mareykanka kasoo gaaray Afghanistan uu sabab u yahay eedeymaha beenta ah ee ka imaanaya Washington “Pakistan Mareykanka kama helin wax aan ka aheyn xummaan iyo kalsooni darro”.

Dowladda dabadhilifka Pakistan waxay aheyd dowladdii 2-aad ee Mareykanka ku taageertay duullaankii Afghanistan lagu qaaday sanaddii 2001, melleteriga Pakistan ayaa la ogaa xasuuqii uu ugeystay dadka muslimiinta ah isagoo raalli gelinayay G.W.Bush madaxweynihii hore ee Mareykanka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Korneel Lagu Dilay Muqdisho Iyo Shabaabul Mujaahiidin Oo Sheegtay.
Next: Dhageyso Askarta Maamulka Farmaajo Oo Mushaar La’aan Ka Cabanayo.

Related Stories

Kooxda Gurguurte Oo Ciidamo Iyo Gaadiid Dul-dhigtay Shacabka Yaaqshiid.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Ciidamo Iyo Gaadiid Dul-dhigtay Shacabka Yaaqshiid.

August 25, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-03-1448-Hijri

August 25, 2026
Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.
  • Allposts
  • Warar

Askar Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Suudaanta Koonfureed.

August 25, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada