Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Wilaayada Mudug ee bartamaha dalka Somaliya waxey sheegayaan in halkaas uu ka dhacay dil qorsheysan.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey qeybo ka mid ah magaaladaas ku dileen mas’uul ka tirsan maamulka Ashahaado la dirirka isku magacaabay Puntland.
Murtadka lagu dilay Gaalkacyo ayaa lagu magacaabi jiray Mukhtaar Axmed Cumar waxa uuna ka tirsanaa golaha deegaanka ee maamulka gaala raaca Puntland.
Dilka Murtadkan ayaa kusoo aadaya xilli saacadihii lasoo dhaafay qarax ka dhacay wadada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho lagu dilay Murtad Cabdi Qaadir Cusmaan Nuunow oo ah taliyihii maleeshiyaatka booliska kooxda Ridada ee degmada Afgooye kaasi oo lala dilay Shan askari oo ilaaladiisa ka mid ah.
Calamada.com