Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Askarta Dowladda Federaalka Oo Haween Ku Kufsaday Degmada Jannaale.
  • Allposts
  • Warar

Askarta Dowladda Federaalka Oo Haween Ku Kufsaday Degmada Jannaale.

April 13, 2020

Maleeshiyaadka dowladda Federaalka ee dhowaan ciidamada shisheeye ay geeyeen degmada Janaale ee Sh/hoose ayaa bilaabay in ay tacadiyo daran ugeystaan dumarka muslimaadka ah ee ku dhaqan gudaha degmada iyo hareeraheeda.

Wararka ka imaanaya Sh/hoose ayaa sheegaya in maleeshiyaadka dowladda ay degmada Janaale ku kufsadeen sedax gabdhood oo kamid ahaa dadka degan hareeraha degmada, Xasan Cumar Macallim oo horay usoo noqday guddoomiyaha degmada Marka islamarkaana katirsan saraakiisha maamulka dowladda ee gobolka ayaa dhacdadan xaqiijiyay.

Isagoo wareysi siinayay telefeshinka maxalli ah ayuu sheegay in ciidamada melleteriga ay kufsadeen gabdho caano u iibgeeyay janaale kadibna ciidamadii xadgudubka geystay gacanta lagu dhigay.

Mas’uulkan katirsan maamulka Sh/Hoose ayaa intaas ku daraya in dumarka lagu xadgudubay mid kamida oo xaaladeeda caafimaad ay liidato ladhigay isbitaalka magaalada Marka markii xaaladooda wax laga qaba waayayna loo gudbiyay dhanka Muqdisho, guddoomiyaha gobolka ayuu ku eedeeyay in uu ka gaabiyay la xisaabtanka ciidamada kufsiga ugeysanaya dumarka.

“Askar ka tirsan ciidankii Janaale qabsaday waxay meel uga dhaceen sharafta ciidanka waxayna kufsadeen dumar ay ku jirto Gabar 13 sano jir ah” sidaas waxaa yiri Xasan Cumar Macallim.

Dumarka lakufsaday waxaa kamid ah gabar 13 sana jir ah iyo haweenay xaamilo ah, dhacdadan waxaa aad uga xumaaday dadka deegaanka oo ku baaqayn in falkan laga dhiidhiyo.

Degmada Janaale ayaa gacanta ciidamada AMISOM iyo maleeshiyaadka dowladda ku dhacday bishii Maarso ee lasoo dhaafay wixii xilligaas ka dambeeyay ayay bulshada deegaanka lakulmayeen xadgudubyo dhan walba ah oo uga imaanaya ciidamada huwanta ah gaar ahaan kuwa dowladda.

Maleeshiyaadka dowladda qeybahooda kala duwan ayaa horor ku ah dumarka Soomaaliyeed, magaalo gacanta ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda gashay oo aan kiisaas kufsi ah lagasoo calaamadayn majirto.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Masjidka Al-hudaa Oo Dib Loo Dhisayo Yaa Wax Ku Darsanaya?
Next: Dhagaeyso Darsiga Kowaad Sideen Kusoo Dhaweynaa Ramadaan?.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Muxarram-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -04-Muxarram-1447-Hijri

June 19, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-01-1448-Hijri.

June 19, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada