Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhimashada Corona ee Mareykanka Oo Gaartay Todobaatan Iyo Labo Kun American Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dhimashada Corona ee Mareykanka Oo Gaartay Todobaatan Iyo Labo Kun American Ah.

May 6, 2020

Dadka maalin walba Carona ugu dhimanaya gudaha Mareykanka ayaa sare usii kacaya, shalay oo kaliya waxaa Carona udhintay 2.333 qof American ah halka maanta ay dhinteen dad gaaraya 2,457 qof taas oo dhimashada guud ka dhigaysa 72,023 qof.

Daraasad uu sameeyay markaz caafimaad oo kuyaal magaalada Washington ayuu ku sheegay in dad gaaraya 100 Kun American ah ay udhiman karaan Carona Virus.

Dowladda Mareykanka ayaa kiiskii ugu horreeyay ee dhimasho Covid19 ah diiwaan gelisay 1,Feberaayo 2020, laba bilood gudahoodna dhimashadu waxay kor udhaaftay 72 kun oo ruux halka dadka cudurkan uu soo ritay ay hal miyan ka badanyihiin.

Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in uu kala diray guddigii qaabilsanaa xal uhelidda cudurka Carona Virus taas oo ka dhigan in dowladda Mareykanka ay ku guuleysan waysay xakamaynta caabuqa Covid19.

Socdaalkiisi ugu horreeyay oo muddo Labo bilood kadib ah uu ku tagay meel ka baxsan Aqalka Cad ayuu Trump ku booqday warshad soo saarto maryaha Maaskada ah ee afka iyo sanka looga xirto Carona Virus.

Khudbad uu jeediyay ayuu ku sheegay in kala diray guddigii qaabilsanaa dhibaatada Carona wuxuuna ugu baaqay xukuumadiisa in ay dusha uridato xakameynta Carona Virus.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Tartan Aqooneedka Ka Socda Idaacadda Andalus. Habeenka 12aad
Next: Dhageyso Al-Arbacuun Fii Fadli Shahaadah Darsiga 11-Aad.

Related Stories

Trump Oo Sheegay Inuusan Ku Qanacsanayn Soo Jeedintii Ugu Dambeysay Ee Iiraan.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Sheegay Inuusan Ku Qanacsanayn Soo Jeedintii Ugu Dambeysay Ee Iiraan.

May 2, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-11-1447-Hijri.

May 2, 2026
Beesha Caalamka Oo Xassan Gurguurte Ugu Goodisay Inay Dhaqaalaha Ka Goosan Doonaan.
  • Allposts
  • Warar

Beesha Caalamka Oo Xassan Gurguurte Ugu Goodisay Inay Dhaqaalaha Ka Goosan Doonaan.

May 2, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada