Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Waxa ka socda Jabuuti saameyn maku yeelan karaan maamullada kale ee soomaalida?
  • Allposts
  • Warar

Waxa ka socda Jabuuti saameyn maku yeelan karaan maamullada kale ee soomaalida?

June 8, 2020

Waddanka yar ee jabbuuti layidhaa waxa ka bilaabmey dibad baxyo lagu dalbanayo caddaalad. Dibadbaxyadani waxa ay ka dhasheen kadib markii askari duuliye ahaa oo reer jabbuuti ah lagu xidhey musqul ama suuli.Taas oo ka baxsan dhaqanka soomaalida.

Way dhici jirtey in Soomaalidu is dulmiyaan oo isdilaan laakiin waa wax cusub oo gummeysiga itoobiya inagaga yimid in qof qashin iyo suuli lagu xidho kadibna maqaarkiisu isbeddelo Cabdi iley oo tabcane Tigree ahaa baase uga horreeyay.

Dhacdadani waxa ay i xasuusinaysaa kacdoonnadii Waddamada Carbeed. Aakhirkii sannadkii 2010 maalin Jimce ah 17-kii Diisambar ayaa wiil la odhan jirey Maxamed Boocasiisiuu is gubey kadib markii lagala wareegay miis uu khudaarta ku iibin jirey, waxaana dadka hortooda ku dhirbaaxdey Faadiya Xamdi oo ahayd taliyihii haystey halka uu degenaa iyada oo raacisey sida la sheegay “Dégage” oo kelmad faransiis ah macnaheeduna yahay iskaga tag meesha.

Dhaqanka carbeed oo gabadhi in ay wiil dhirbaaxdo la ceebeysto ayaa keentay in uu is dilo bay dadka qaar ku doodaan, Nooc kasta ha noqotee dhirbaaxadaas dulmiga ahi waxa ay sabab u noqotay in wiilkaasi uu naftiisa halligo muddo dhowr iyo toban cisho kaddibna uu geeryoodo, Halkaas ayaa uu ka bilaabmay wixii loogu yeedhay Guga Carabta oo lagaga takhalusey madax badan oo carbeed.

Dawladahii ummadahoodu ku kaceen waxa kamid ahaa Aljeeriya, Masar, Yemen, Liibiya, Suuriya iyo Tunuusiya oo iyadu ahayd meesha ay kacdoonnadu ka bilaabmeen isla markaana uu Maxamed Boocasiisi ka soo jeeday, hacdadaas mid u eg ayaa maanta ka taagan waddanka Jabbuuti.

Haddaba askarigan oo lagu magacaabo Fu’aad Yuusuf Cali ayaa muddo laba bilood ah ku silcaya xabsi lagu magacaabo Gabood Xaaska sarkaalka ayaa sidoo kale sheegtay in mushahar la’aan ay ahaayeen in muddo ah Isla maalintii la soo dhaafey waxaa TV-ga Djibouti soo fadhiistey xeer ilaaliyaha guud ee Jabbuuti Jaamac Suleymaan Cali kaas oo sheegay in dil toogasho ah uu noqon karo xukunka sarkaalka laba xidiglaha ah ee Fu’aad marka la fiiriyo qodobka 132 ee xeerka ciqaabta ee wadankaas udegsan!.

Waxa isweydiin leh in qaddiyaddani ay noqon karto wax lala simi karo qaddiyaddii gugii carabta oo haddii Ismaaciil Cumar Geelle xukunka laga tuuro ay soomaalida kale ee maammullada tabarta yari joogaan lagu kaco kadibna uu xaalku sii cakirmo oo nabad waarta iyo xal islaami ah la helo ama la kufo oo imtaxaan lala kulmo.

Waxase run ah in haddii alle idmo caddaalad la heli doono, sida aynu u indho xunnahay uma Alle li’in.

W/Q: Wadaad Yare Xaashi.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sawirro iyo Warbixin: Xaflad heer sare ah oo loo qabtay doorashadii Suldaanka Beesha Luwaay.
Next: Askarta Dowladda Federaalka Oo Qof Shacab Ah U Dilay Hal Doolar.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-02-1448-Hijri

July 29, 2026
Itoobiya Oo Markale Gaashaanka U Daruurtay Eedaymo Uga Yimid Masar.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Markale Gaashaanka U Daruurtay Eedaymo Uga Yimid Masar.

July 29, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-02-1448 Hijri.

July 29, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada