Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sarkaal Ka Tirsanaa Sirdoonka Dowladda Ridada Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Ka Tirsanaa Sirdoonka Dowladda Ridada Oo Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Muqdisho.

August 13, 2020

Guutada qaraxyada Mujaahidiinta xarakada Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada Banaadir ayaa qarax culus oo saacadihii lasoo dhaafay ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho ku beegsaday sarkaal sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadka dowladda Ridada Federaalka.

Qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa waxa uu si gaar ah kaga dhacay xaafadda Afasiyooni degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, waxaana lagu weeraray gaari uu la socday sarkaal sare oo ka tirsnaa nabad sugidda kooxda Farmaajo, kaas oo lagu khaarajiyay weerarka lala beegsaday.

Sarkaalkan halaagsamay ayaa magaciisa lagu soo koobay Nuur, kaas oo dhibaato ba’an ku hayn jiray shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale weerarkan qaraxa ah ku dhaawacmay labo ka mida ilaaladii sarkaalka murtadka ah ee la khaarajiyay.

Magaalada Muqdisho waxaa maalmihii u dambeeyay ku sii xogeysanayay weerarada  mujaahidiinta ay ka fuliyaan gudaha caasimadda, kuwaas oo madaxyada looga guray saraakiil iyo askar ka tirsana maleeshiyaadka kooxda Ridada Somalia iyo ciidamada Kuffaarta afrikaanta.
                                                                        Calamada.com                                                                                       

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso; Hiiraan Iyo Hooska Shareecada(Xalqada 5-aad).
Next: Dhageyso; Hiiraan Iyo Hooska Shareecada(Xalqada 6-aad).

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-02-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-02-1447-Hijri.

July 29, 2025
Itoobiya Oo Hubka Culus Iyo Ciidamo Fara Badan U Rartay Xuduudda Eritrea.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Hubka Culus Iyo Ciidamo Fara Badan U Rartay Xuduudda Eritrea.

July 29, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-02-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-02-1447 Hijri.

July 29, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 25 aad)

July 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025

Sawirro

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada