Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Culus Kula Wareegay Deegaanka Goofgaduud.
  • Allposts
  • Warar

Shabaabul Mujaahidiin Oo Dagaal Culus Kula Wareegay Deegaanka Goofgaduud.

August 17, 2020

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saaka weerar aroornimo kula jarmaaday saldhigga maleeshiyaatka Maamulka Ridada Koonfur Galbeed ee deegaanka Goof-Gaduud ee duleedka magaalada Beydhabo, halkaas oo ay dagan yihiin boqolaal kamid ah maleeshiyaatka murtadiinta.

Weerarka ayaa ku bilowday qarax lagu dhuftay albaabka hore ee xerada, kadibna dagaalyahano aad u hubeysan ayaa u daatay saldhiga, islamarkaana jiiray difaacyadii xerada.

Saraakiil katirsan Mujaahidiinta ayaa idaacadda Andalus u sheegay in dagaal xoogan kadib ay Mujaahidiintu si buuxda ula wareegeen xerada, islamarkaana xerada lagu xasuuqay maleeshiyaat fara badan.

Maleeshiyaat badan oo ka ka firxaday xerada ayaa ku yaacay dhowlka howdka ah, kuwaas oo la sheegay in la sii baacsanayo sida ay noo sheegeen saraakiisha Al-Shabaab.

ilaa hadda lama hayo tirada rasmiga ah ee askarta lagu dilay weerarkan, mana jiro sidoo kale wax war ah oo kasoo baxay waxa loogu yeero maamulka koonfur-galbeed oo ku aadan weerarka.

Saldhiga la weeraray ayaa ku yaalla deegaanka lagu magacaabo Goof-Gaduud Buureey oo qiyaastii 30km u jira magaalada Beydhabo, islamarkaana saaran wadada aadda dhanka degmada Waajid ee gobolka Bakool. saldhigan ayaa ka mid ah difaacyada 1aad ee laga waardiyeeyo magaalada Beydhabo oo ah xarunta ku meelgaarka ah ee uu ku shaqeeyo maamulka koonfur-galbeed.

                                                            Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Deg Deg Shabaabul Mujaahidiin Oo War Kasoo Saartay Weerar Ka Socda Muqdisho.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Qarax Ka Dhacay Gobolka Gedo + Magacyada

Related Stories

Weeraro Lagu Beegsaday Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay J/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Lagu Beegsaday Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay J/hoose.

August 26, 2026
3 Sano Kadib Weerarkii Cowsweyne, Maxaan Ka Ognahay Guuldarrada Nafsaaniga Ee Ciidanka Gurguurte Kasoo Gaartay Macrakadaasi (Warbixin).
  • Allposts
  • Warar

3 Sano Kadib Weerarkii Cowsweyne, Maxaan Ka Ognahay Guuldarrada Nafsaaniga Ee Ciidanka Gurguurte Kasoo Gaartay Macrakadaasi (Warbixin).

August 26, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-03-1448-Hijri

August 26, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada