Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Askar Badan Lagu Xasuuqay Oo Ka Dhacay Waqooyiga Afghaanistaan
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Xasuuqay Oo Ka Dhacay Waqooyiga Afghaanistaan

August 25, 2020

Wararka ka imaanaya dalka Afghanistaan ayaa sheegaya in weerar halyaynimo oo ay fuliyeen Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistaan lagu burburiyay xero millatari oo maleeshiyaadka xukuumadda Dabadhilifka ah ee Kaabul ay ku lahaayeen deegaan ka tirsan gobolka Balkh ee dhaca waqooyiga dalka Afghanistaan.

Weerarka oo ahaa mid loo adeegsaday gaari miinaysan oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa isla markaana uu kaxaynayay geesi ka tirsan guutada Istish-haadiyiinta Mujaahdiinta Imaarada Islaamiga Afghanitaan ayaa gaystay waxyeello kala duwan oo soo gaaray maleeshiyaadka xukuumadda Dabadhilifka ee Kaabul.

Xerada uu weerarku ka dhacay oo ahayd mid si aada ammaankeeda loo ilaaliyo isla markaana ay ku suganaayeen cutubyo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah u tabobaran ee maleeshiyaadka xukuumadda Ridada Kaabul ayaa ku taalla degmada Khaas Balkh oo ka tirsan wilaayada Balkh, waxaan halkaasi ku halagsamay askar badan.

Sida lagu sheegay war kasoo baxay Imaarada islaamiga ah ee Afghintaan waxaa weerarkan halyeynimo ee Istish-haadiga ah dhimamsho iyo dhaawac ku noqday ugu yaraan 61 askari oo ka tirsan maleeshiyaadka sid gaarka ah u tabobarn ee weerarka lagu qaaday.

Bayyaanka Mujaahidiinta oo uu ku saxeexnaa afhayeenka Imaarada Islamiga ah ee Afghaanistaan Sheikh Dabiixullahi Mujaahid ayaa lagu sheegay in weerarkaasi uu fuliyay walaal lagu magacaabi jiray Sadiiqullahi Wardag kaas oo gaari uu kaxaynaayay ku dhuftay xerada qaybta maleeshiyaadka 06-aad ee Ridada Kaabul.

Camaliyaddan Istish-haadiyada ah waxay sidoo kale gaysatay burbur baahsan oo soo gaaray saldhigga uu weerarku ka dhacay sida lagu arki karay muuqaallo ay baahisay warbaahinta ku hadasha afka Imaarada islaamiga ah ee Afghanistaan.

Weerarkan Istish-haadiga ee Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistaan ay ka fuliyeen waqooyiga dalkaasi ayaa noqonaya weerarkii ugu khasaaraha badnaa ee todobaadkan lagu beegsado maleeshiyaadka xukuumadda dabadhilifka ah ee Kaabul.

                                                                       Camalada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mujaahidiinta Al-qaaciddah Ee Jaziiradda Carabta Oo Gacanta Ku Dhigay Shabakad Jawaasiis Ah.
Next: Dhagayso; Hiiraan Iyo Hooska Shareecada(Xalqada 14-aad)Dhamaad.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri

March 5, 2026
Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.

March 5, 2026
Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada