Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sarkaal Sare Oo Lagu Dilay Weerar Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Sare Oo Lagu Dilay Weerar Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo.

September 11, 2020

Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa duhurnimadii maanta weerar Istish-haadi ah oo ka dhacday magaalada Kismaayo la beegsaday sarkaal sare oo ka tirsanaa maamulka Ashahaado la dirirka ee isku magacaabay Jubbaland.

Weerarkan oo uu fuliyay halyey ka tirsan guutada Istish-haadiyiinta Mujaahidiinta waxa lagu qaaday sarkaal sare oo ka tirsanaa maamulka la magac baxay Jubbaland, kaasi oo lagu magacaabi jiray Shaafi Raabi Kaahin.

Goobjoogeyaal ku sugan magaalada Kismaayo waxay soo wariyeen inay maqlayeen jugta qarax aad u xooggan, kaasi oo lala eegtay Shaafi Raabi oo ahaa sarkaal sare la taliyena u ahaa madaxa maamulka Ridada Jubbaland.

Camaliyadda oo ahaa ahayd mid xoog leh ayaa duhurnimadii maanta ka dhacday gudaha magaalada Kismaayo waxaana soo baxaya warar faah-faahsan oo ku aaddan khasaaraha ka dhashay camaliyadda.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in sarkaalka la beegsaday uu markii hore dhaawac daran kasoo gaaray weerarka Istish-haadi ah balse goor dambe uu u halaagsamay dhaawacii kasoo gaaray weerarka lagu qaaday.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in weerarkaasi dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen qaar ka mida ilaalada murtadka halaagsamay, kuwaasi oo qaarkood loola cararay goobaha caafimaadka.

Shaafi Raabi oo ahaa sarkaalka lagu dilay weerarka ayaa ahaa murtad ay si aad ah isugu dhawaayeen Axmed Madoobe madaxa maamulka ashahaado la dirirka ah ee Jubbaland, waxana uu ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa maamulka Axmed Madoobe waxaana sidoo kale uu ahaa la taliyihiisa khaaska ah.

Toddobaadkan gudihiisa waxay xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab qaaday 3 weerar oo Istish-haadi ah, kuwaas oo geystay khasaare baaxad leh waxaana weeraradaasi ka mid ahaa weerarkii Istish-haadiga ee dhawaan ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo kaas oo lagu dilay 4 askari oo Ameerikaan ah iyo 16 kale oo ka mid ahaa maleeshiyaadka Baangaraafta ee uu Maraykanku soo tabobaray, iyo dhaawaca maleeshiyaad badan waxaana sidoo kale ay camaliyaddaasi dhalisay burburka gaadiid gaashaaman

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Khasaare Dhaliyay Oo ka Dhacay Muqdisho Iyo Shabeellaha Hoose.
Next: 19 Sanadood oo Kasoo Wareegtay Weeraradii 11 September Ee Dalka Mareykanka Ka Dhacay [Warbixin].

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada