Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 19 Sanadood oo Kasoo Wareegtay Weeraradii 11 September Ee Dalka Mareykanka Ka Dhacay [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

19 Sanadood oo Kasoo Wareegtay Weeraradii 11 September Ee Dalka Mareykanka Ka Dhacay [Warbixin].

September 11, 2020

Maanta oo ah Jimco Taariikhduna Ku Beegantahay 11 September waxay ku astaysantahay xilligii ay dhaceen weeraradii New York iyo Washington oo lagu naafeeyay dhaqaalaha dowladda Mareykanka.

18 Sanadood ayaa kasoo wareegtay markii ay dhaceen weeraradii 11/9 sanaddii 2001 ee lagu qaaday magaalooyinka New York iyo Washington dalka Mareykanka.

Weeraradaasi oo ay fuliyeen 19 dagaalyahan oo badankood kasoo jeeday dhulka Xarameynka ee Sacuudi Carabiya loo yaqaan ayaa dhulka geliyay dhaqaalaha dowladda Mareykanka.

Weeraradii lagu burburiyay daarihii Mantaanaha ahaa ee magaalada New York waxaa lagu dilay dad ka badan 3,000 oo qof sida ay sheegtay dowladda Mareykanka balse hay’adaha udooda xuquuqul insaanka waxay sheegaan in khasaaruhu intaasi ka badanyahay.

Weerarkii 11 september 2001 ayaa waji cusub geliyay loolanka melleteri ee caalamka wixii xilligaasi ka dambeeyay Mareykanka iyo xulufadiisa NATO waxay qaadeen ol ole ballaaran oo ka dhan ah Muslimiinta iyagoo ugu magac daray “dagaalka ka dhanka ah Argagaxisada”.

Mareykanka iyo NATO waxay ku duuleen wadamada Afghanistan iyo Ciraaq, dagaalladii kasoo bilaawday labadaasi wadan ayaa caalamka islaamka ku fiday waxaana la beegsaday safaarado reergalbeedku leeyihiin iyo danaha mareykanka ee caalamka oo idil.

Weeraradii 11/9 waxaa mas’uul ka ahaa Urur weynaha Al Qaacidda oo xilligaas uu hoggaaminayay Sheekh Osama Bin Laden Raximahullaah.

iyadoo 19 sanadood laga joogo weeraradii New York iyo Washington Mareykankuna uu qaaday duullanno ka dhan ah Alqaacidda iyo Xulufadeeda wali waxaa muuqata in dagaalka uusan fari ka qodneyn islamarkaana xoogaga jihaadiga ah isku fidiyeen wadamo farabadan oo caalamka islaamka ah.

Dad Badan ayaa isweydiinaya sida uu noqon doono dagaalka caalamka ka socda maaadaama Hoggaanka Cusub ee Mareykanka uu qabtay Nin Cunsuri ah oo markii uu madaxtinimada u cararayay ku goodiyay in uu xasuuqi doono dadka muslimiinta isagoo durbadiiba fuliyay qaar kamid ah goodiskiisa oo ahaa in Mareykanka uu ka tarxiili doono dadka muslimiinta Muhaajiriinta ah.

Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay dhaceen weeraradii 11 September mareykanku wuxuu sare u qaaday weerarada ka dhanka ah dadka muslimiinta, diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drone-ka loo yaqaan ayaa kumanaan qof ku dilay wadamo ay kamid yihiin Pakistan, Yemen. Afghanistan,Soomaaliya iyo Suuriya waana dagaal ka dhan ah islaamka iyo muslimiinta.

Falanqeeyayaashu waxay sheegayaan in Alqaacidda ay sida dhimbil dab ah oo kale ukala firirtay waxay kasoo bilaabatay Afghanistan hadda waxay faracyo xooggan ku leedahay wadamo ay kamid yihiin Soomaaliya, Pakistan, Hindiya, Yemen, Maali iyo Aljazaa’ir waxayna laf dhuun gashay ku noqotay wadamada Reergalbeedka iyo xukuumadda caalamka islaamka kajira ee ku dhaqma waxa loogu yeero Sharciyadda Caalamiga ah.

Maamulka Trump ayaa sanaddii 2019 xuska baroordiiqda ah oo ay u sameynayaan dadkii uga halaagsamay weeraradii 11, Septembar kusoo dhoweeyay liiska Argagaxisada oo ay ku daraan Ururo islaami ah sida Al Qaacidda iyo Xamaas, bayaan kasoo baxay wasaaradda maaliyadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in kiyaannadan lagusoo rogay xayiraadda ay halis ku yihiin amniga qaranka Mareykanka sida hadalka loo dhigay.

Hadda oo la joogo 2020 ayay dowladda mareykanka bilaawday in ciidamadeeda kala baxdo qaar kamid ah wadamada caalamka islaamka sida Ciraaq, Suuriya iyo Afghanistan.

Imaarada islaamiga Afghanistan. ayaa sanka dhulka ugu jiidday mareykanka kadib markii ay ku qasabtay in uu saxiixo heshiis dhigaya in ciidamadiisa uu kala baxo Afghanistan isagoo dullaysan ayuuna aqbalay dhammaan dalabaadkii mujaahidiinta oo ay kamid ahaayeen in lasii daayo ugu yaraan shan kun oo maxaabiis mujaahidiin ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sarkaal Sare Oo Lagu Dilay Weerar Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Kismaayo.
Next: Sarkaal Lagu Dilay Duleedka Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-09-1447-Hijri

March 5, 2026
Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 1-aad Taxane Cusub Oo Loogu Magac-daray {وتواصوا بالحق وتواصوا بالصبر}.

March 5, 2026
Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Roobabka Gu’ga Oo Ka Curtay Deegaanno Dhaca Koonfurta & Bartamaha Somalia.

March 5, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada