Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 7 sano kadib Weerarkii Westgate Kenya Oo Dhiigbax Kala Kulmaysa Jihaadiyiinta.
  • Allposts
  • Warar

7 sano kadib Weerarkii Westgate Kenya Oo Dhiigbax Kala Kulmaysa Jihaadiyiinta.

September 21, 2020

21,Sepetmber,2013 Todobo Sano Ka hor Maanta oo kale waxaa dhacay weerarkii weynaa ee lagu qaaday xarunta ganacsiga Westgate Mall ee magaalada Nairobi wadanka Kenya.

Weerarkaas oo ay abaabushay Xarakada Al Shabaab wuxuu ahaa midkii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca gudaha dalka Kenya tan iyo wixii ka dambeeyay sanaddii 1998 xilligaas oo uu dhacay weerarkii lagu burburiyay dhismaha safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairob balse waxaa ka dambeeyay weerarkii Jaamacadda Gaarisa oo isna boqolaal qof ay ku dhinteen.

Westgate Mall ayaa jawaab celin u ahaa duullaankii gardarrada ah ee ciidanka melleteriga Kenya ay kusoo qaadeen dalka Soomaaliya daba yaaqadii sanaddii 2011, 7 sanadood kadib weerarkii Westgate dowladda Kenya wali wax xog ah kama heyso halka ay iskasoo abaabuleen raggii weerarka fuliyay iyo tiradooda marka lagasoo tago warar aan larumeysan karin oo ay warbaahinta ka jeediyeen saraakiil horay uga tirsanaa dowladda.

Weerarkii Westgate inta dowladdu sheegtay waxaa ku dhintay 67 qof oo isugu jiray muwaadiniin Caddaan reergalbeed ah iyo dad Kenyaan ah oo xilligaas ka dukaameysanayay dhismaha oo milkiyaddiisa ay leeyihiin ganacsato Yahuud ah.

Duullaanki Westgate wuxuu banaanka soo dhigay tabar darrida dowladda Kenya iyo isku dhaxyaaca madaxda dowladda, tusaale ahaan weerarka intii uu socday markii ay ciidamada kala duwan ee dowladda Kenya soo afjari waayeen ayay u yeerteen ciidamo Mareykan iyo Yahuud ah arrinkaas oo fadeexo ku ahaa dowladda Kenya.

Xarakada Al-Shabaab ayaa markii u horeysay sheegtay in weerarkii sanadkii 2013 lagu qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate Mall ay fuliyeen afar dagaalyahan , iyadoo horay warbaahinta Kenya ay si iskhilaafsan uga hadleen tirada rasmiga ah ee fulisay weerarkaas oo mas’uuliyiinta qaar ku sheegayeen in 15 mujaahid ay fuliyeen.

Isdaar ay sanado ka hor soo saartay Mu’asasada Alkata’ib oo ka hadlayay duulaankii ciidamada Kenya ee Soomaaliya iyo khasaaraha ka soo gaaray weeraradii lagu qaaday ayaa lagu sheegay in weerarkii Westgate uu isku dhex yaac iyo jahwareer ku abuuray Kenya.

Kenya waxaa isku raac raacay weeraro laayaan ah oo uga imaanaya Jihaadiyiinta Soomaaliya, melleteriga kenya ee duullaanka ku jooga Soomaaliya ayaa isna lakulmaya dhiigbax joogta ah, dagaalyahannada Al Shabaab waxay howlgallo jihaadi ah si halhaleel ah uga wadaan dhulka NFD iyo gobolka Lamu ee xeebaha dhaca.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shabaabul Mujaahidiin Oo Weeraray Saldhig Ku Yaal Jubbada Hoose.
Next: Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusa-Mareeb.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada