Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dalka Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dalka Itoobiya.

November 14, 2020

Wararka ka imaanaya wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in qaraxyo xooggan ka dhaceen labada magaalo ee ugu waaweyn dhulka ay degto qowmiyadda Amxaarada.

Ugu yaraan laba qarax ayaa ka dhacay magaalooyinka Gonder iyo BaharDar oo dhaca waqooyi galbeed dalka Itoobiya, war rasmi ah oo kasoo baxay ismaamulka Amxaarada ayaa lagu sheegay in hal qarax uu ka dhacay magaalada Gonder halka qaraxa labaad ee uu ruxay BaharDar.

Qoraallo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa lagu sheegay in qaraxa ka dhacay Gonder lagu beegsaday meel ku dhow saldhigga melleteri ee laga hagayo duullaanka ciidanka Itoobiya ay ku qaadeen gobalka Tigray.

Arbacadii lasoo dhaafay ayay aheyd markii qarax uu hal qof ku dhaawacmay uu ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Addis Ababa, xukuumadda Abiy ayaa weeraradan qaraxyada ah ku eedaynaysa mas’uuliyiinta Jabhadda TPLF.

Dhanka kale dowladda Xabashida Itoobiya oo cadaadis melleteri kala kulmaysa Jabhadda TPLF ayaa bilaawday in ay labaxdo qaar kamid ah ciidamadeeda xoogga ku haysta dalka Soomaaliya.

Saacadihii lasoo dhaafay ayaa boqolaal Askari Xabashi ah laga daad gureeyay gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Shabakadda Bloomberg oo soo xiganaysa ilo xog ogaal ah ayaa sheegtay in dowladda Itoobiya ay sedax kun oo kamid ah ciidamadeeda ay kala baxday Soomaaliya kuwaas oo aan kamid aheyn howlgalka AMISOM.

Ciidamadan ayaa loo daad gureeyay dhanka ismaamulka Tigray halkaas oo uu ka socdo dagaal isbuucii sedaxaad madaxa lasii gelaya, ilo wareedyo waxay sheegayaan in diyaarado xamuul ah ay ciidamo Itoobiyaan ah ka daabuleen gobollo ay kamid yihiin Hiiraan iyo Baay.

Kumanaan askari Itoobiyaan ah ayaa muddo sanada ah xoog ku haysta magaalooyin katirsan Soomaaliya, sanaddii 2016 markii ay kacdoonnada shacbiga ah gilgilayeen Itoobiya ayay sidaan oo kale ciidamo ugala baxday dalka waxaana gacanta muslimiinta dib ugusoo laabtay magaalooyin ay kamid yihiin Galcad,Moqokori iyo Tayeegloow.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Cabdi Nuur Cumar Oo Lagu Dilay Duleedka Mandheera.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Gantaalo Lagu Garaacay Dalka Ereteriya.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.

September 13, 2026
Jeneraal Katirsanaa Xukuumadda Yemen Oo La Sheegay In Uu Ubaxsaday Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Jeneraal Katirsanaa Xukuumadda Yemen Oo La Sheegay In Uu Ubaxsaday Soomaaliya.

September 13, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-04-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-04-1448-Hijri.

September 13, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada