Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan 60 Askari Oo Ku Halaagsamay Weeraro ka Dhacay Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 60 Askari Oo Ku Halaagsamay Weeraro ka Dhacay Afghanistan.

November 15, 2020

Ciidamada mujaahidiinta imaarada islaamiga Afganistaan ayaa markale weeraro ku qaaday saldhigyo ciidan oo maleeshiyaadka xukuumadda Ridada Kaabul ay kaga sugnaayeen deegaamo dhaca koonfurta iyo waqooyiga waddanka Afghanistan.

Dagaalyahanno jihaadiyiin ah oo taabacsan Imaarada Islaamiga ah ayaa weerar si wayn loo qorsheeyay ku qaaday saldhig millatari oo ciidamada xukuumadda Ashraf ghani ka samaysteen degmada Imaam saaxib ee gobolka Qunduuz ee waqooyiga Afghanistan.

Warbaahinta imaarada Islaamiga ayaa xaqiijisay in weerarka ka dhacay waqooyiga dalkaasi lagu dilay 17 askari iyo dhaawaca 10 kale oo dhammaantood ka mid ahaa maleeshiyadii Ashraf ee ku sugnaa saldhigga la hujuumay, waxaana sida oo kale warka Imaarada lagu sugay in dagaalka lagu gubay 4 gaari, halka nolosha lagu qabtay 4 askari.

Dhanka koonfurtana waxaa ka dhacay weerar culus oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan kuwa Kaabul oo ku sugnaa degmada Nawah ee dhacda gobolka Helmand ee koonfurta dalkaasi.

Dagaal xooggan oo khasaare badan dhaliyay ayaa lasoo wariyay in uu degmada Nawah ku dhexmaray ciidamada Mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka Ridada Kaabul halkaas oo askar badan looga laayay kuwa Ridada Kaabul.

Inta la xaqiijiyay 21 akkari oo maleeshiyaadka Ashraf Gahani ah ayaa lagu dilay dagaalka iyo dhaawaca 13 kale, 8 ka mida gaadiidka dagaalkana waxyeello culus ayaa la gaarsiiyay, sida lagu sheegay war kasoo baxay Imaarada Islaamiga ah ee Afghanistan.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Gantaalo Lagu Garaacay Dalka Ereteriya.
Next: Askar Ku Dhimatay Shil Ka Dhacay Gobolka Nugaal.

Related Stories

Cirro Oo Maanta Ka Degay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Maanta Ka Degay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Talaabiib.

June 14, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-Dulxijah-1447-Hijri

June 14, 2026
Akhriso Xogta Maleeshiyada Danab Oo Lagu Jabiyay Duleedka Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Maleeshiyada Danab Oo Lagu Jabiyay Duleedka Buulo-mareer.

June 14, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada