Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dalka Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Dalka Itoobiya.

December 3, 2020

Dagaalada culus ee u dhaxeeya dowlada federaalka ee Xabashida Itoobiya iyo maamulka Tigree ayaa galay bishii Labaad waxaana hogaanka dagaalka gacanta ku haya Tigree kuwaas oo dhawaan ku dhawaaqay iney bilaabeen dagaal jabhadeyn ah.

Wakaaladaha wararka caalamiga ah ayaa baahiyay in maanta dagaallo culus ay ka dhaceen gudaha magaalada Maqalle ee caasimadda gobalka Tigree ee waqooyga dalka Itoobiya.

Dagaaladan ayaa yimid kadib markii magaalada gudaha usoo galeen ciidanka Tigree kuwaasi oo si toos ah u beegsaday dagaalna ku qaaday saldhigyada iyo xarumaha ciidanka Abey axmed ay ka sameysteen magaaladaas.

Dagaalkan ka dhacay gudaha maqalla ayaa sababay khasaara kala duwan oo ay isku geysteen labada dhinaca walow ilaa iyo imika aan si rasmi ah loo xaqiijin karin inta uu la egyahay khasaaraha kadhashay dagaalka maanta ka dhacay gudaha magaalada Maqalle.

Dhanka kale dagaal culus aya ka dhacay afafka hore ee magaalada Aksum ee ay gacanta ku hayaan ciidanka Tigree waxeyna saraakiil u hadlay Tigreega sheegeen iney iska difaaceen weerar kaga yimid dhanka ciidanka dowlada federaalka Xabashida Itoobiya.

Sidoo kale Tigree waxey sheegeen in saddex-dii maalin ee u dambesay ay dagaaladii dhacay ku gubeen 11 gaari oo ah noocyada Taangiga kuwaas oo ay lahaayeen ciidanka Abay Axmed.

Dhanka kale maamulka Abey axmd ayaa sheegay iney gacanta ku dhigeen keyd hub ah oo Tigree ay ku lahaayeen gudaha magaalada Maqalla kuwaasi oo ah hub fara badan oo isugu jira noocyada kala duwan ee hubka.

Dhanka kale dowladda Suudaan ayaa sheegtay in ay gacanta ku dhigtay 50 askari itoobiyaan ah oo xuduudda soo jabsaday, melleteriga Suudaan wuxuu xaqiijiyay in ay dib uceliyeen illaa 50 askari itoobiyaan ah oo isugu jiray 31 melleteri ah,13 boolis ah, 5 askari canshuur qaadayaal ah iyo askari qaabilsanaa cunta karinta.

Ciidamadan ayaa iyagoo hubkooda wata xuduudda ka tallaabay markii uu u adkaaday dagaalka ay kula jiraan TPLF, hadda oo dib loogu gacan geliyay dowladdii ay katirsanaayeen ayaa lafilayaa in lamarsiiyo ciqaab adag oo dhanka ciidanka ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Laga Helayo Weerar Ka Dhacay Gaarisa
Next: Garaad Cabdi Risaaq Oo La Dilay.

Related Stories

Cirro Oo Sheegay Inuu Doonayo In Yahuuddu Joogtitaan Millateri Ku Yeelato Somaliland.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Sheegay Inuu Doonayo In Yahuuddu Joogtitaan Millateri Ku Yeelato Somaliland.

September 12, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -01-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.

September 12, 2026
Dabageed Oo Ka Hor-yimid In Garguurte Uu Markale Guudlaawe Ka Dhigo Madaxweynaha Hirshabelle.
  • Allposts
  • Warar

Dabageed Oo Ka Hor-yimid In Garguurte Uu Markale Guudlaawe Ka Dhigo Madaxweynaha Hirshabelle.

September 12, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada