Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weerar Lagu Dhaawacay Askar Kenyaati Ah Oo Ka Dhacay Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Lagu Dhaawacay Askar Kenyaati Ah Oo Ka Dhacay Jubbooyinka.

December 9, 2020

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gobollo dhaca Koonfurta dalka Soomaaliya.

Weerar culus oo xalay fiidkii ka dhacay saldhig ay ciidamada Kenya ku leeyihiin deegaanka Kulbiyoow ee Jubbada hoose ayaa dhaliyay khasaara soo gaaray melleteriga Kenya.

Dagaalyahanno aad u hubaysan oo katirsan Al Shabaab ayaa dhowr jiho ka weeraray saldhigga ciidanka KDF, ilo wareedyo ayaa sheegaya in ugu yaraan 2 askari Kenyaan ah ay si xun ugu dhaawacmeen weerarka.

Dhinaca kale Ciidamada Mujaahidiinta waxey dagaallo culus oo saf ah ku qaadeen saldhigyada Kufaarta iyo kuwa Ridada ee wilaayaatka Banaadir, Shabeelada hoose. Jubbooyinka iyo Baay iyo Bakool.

Dhanka Baay iyo Bakool waxey ciidamada Mujaahidiinta dagaal culus ku qaadeen saldhiga Xabashida Itoobiya ay ka sameysatay degmada Waajid, Waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo khasaara lagu gaarsiiyay Xabashida Itoobiya.

Dhanka Wilaayada Banaadir waxey Mujaahidiinta weerar qorsheysan oo dagaal toos ah ku qaadeen isbaarada maleeshiyaatka kooxda Ridada Somalia ay dhigteen isgoyska Carafaat ee degmada Yaaqshiid, Waxeyna goob joogayaal xaqiijiyeen in tiro askar Murtadiin ah dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen weerarkaas.

Dhanka wilaayada Shabeelada hoose waxey Mujaahidiinta dagaallo culus ku qaadeen saldhigyada Ridada ee Jannaale, Bariire iyo Awdheegle, Waxeyna askarta kooxda Ridada dagaaladaas kala kulmeen khasaaro nafeet iyo mid hantiyadeed.

Dhanka Jubbooyinka waxey Mujaahidiinta saacada kala duwan weeraro culus la beegsadeen saldhigyada Saliibiyiinta Kenya iyo kuwa Ridada ee deegaanada Baar-sanguuni iyo Cabdalle Biroole oo wada dhaca duleedka magaalada Kismaayo.

Si rasmi ah looma xaqiijin karo inta uu la egyahay khasaaraha askarta Kenya iyo maleeshiyaatka kabo qaadka u ah kasoo gaartay dagaaladaas oo kala dhacay barqo nimadii maanta iyo habeenkii xalay.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Deegaanka Fafaxdhuun Oo Laga Qeybiyay Zakada Xoolaha Nool.
Next: Sawirro; Dufacadii Lixaad Oo Ka Qalin Jabisay Machadka Qurdubah.

Related Stories

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii Ugu Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Trump Oo Sheegay In Uu Kordhiyay Xabbad-joojinta.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-11-1447-Hijri.

April 22, 2026
Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.
  • Allposts
  • Warar

Askar Ka Tirsan Maleeshiyadii Uu Gurguurte Ku Qabsaday Baydhaba Oo La Dilay.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada