Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xabaal Wadareedyo Laga Helay Gobolka Tigray & Boqollaal Ruux Oo La Xasuuqay.
  • Allposts
  • Warar

Xabaal Wadareedyo Laga Helay Gobolka Tigray & Boqollaal Ruux Oo La Xasuuqay.

December 13, 2020

Barakacayaashii ka cararay xaaladda bani’aaddanimo ee ka jirta deegaanka tigray ee waqooyiga Itoobiya ayaa daaha ka rogay xasuuq wadareedyo lagula kacay boqollaal ruux oo xabashi Itoobiyaan ah, intii ay socdeen dagaalladii ugu xumaa ee ka dhacay gobolka Tigray-ga.

Kumannaan ruux oo ku barakacay dagaallada ka holcoya waqooyiga Itoobiya isla markaana gaaray dalka Suudaan ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada military-ga ee xukuumadda dhexe aysan u aaba yeelin dadka rayidka ah isla markaana ay xasuuqyo daran kula kaceen.

Qaar baa kuwa xasuuqa gaystay ku sheegay in ay ahaayeen ciidanka milltary-ga ee uu hoggaamiyo Abiy halka kuwa qaarna ay ku sheegeen inay ahaayeen ciidamada TPLF.

Qaxootiga qaarkii oo la hadlay wakaaladda wararka ee AP ayaa shaaciyay in ay jiraan xabaal wadareedyo lagu aasay boqollaal ruux oo lagu dilay ka hor inta aysan kasoo tallaabin soohdinta Itoobiya iyo Suudaan.

Dadka ay wakaaladdu la kulantay oo ahaa dadkii sida dirqiga ahaa kaga soo badbaaday xasuuqa ayaa sheegay in magaalada ugu daran ee ay dhibaatadu ka dhacday ay ahayd magaalada Mai-kadra ee kulaasha xadka Itoobiya iyo Suudaan.

Tesfaalem Germay oo ka mid ahaa dadkii kasoo barakacay xaaladda adag ee ka jirta gobolka Tigray ayaa Ap u sheegay in uu dhaayihiisu saaray ciidmada Millatariga iyo maleeshiyaadka Axmarada oo madaxyada ka guraya boqollaal ka mida dadkii deegaanka oo xilligaasi ku sugnaa magaalada Mai-kadra.

“Xitaa dowladdu uma maleynayn inaan nool nahay, waxay moodayeen inaan dhamaanteen dhimannay,”waxaa sidaasi wakaaladda wararka  AP u sheegay qof kale oo kasoo cararay xaaladda ka taagan Itoobiya.

Wakaaladda oo soo xiganaysa qaxootiga qaxa ku tagay dalka Suudaan ayaa sheegtay inay haleen xabaalwadareedyo badan oo ay si jimaaci ah ugu aasan yihiin boqollaal ruux oo lagu dilay soohdinta labada dal ee Suudaan iyo Itoobiya.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaallo Culus Oo Ka Dhacay Shabeelada Hoose.
Next: Shabaabul Mujaahidiin Oo la wareegay Deegaan Ka Tirsan Gobolka Gaarisa.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada