Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Ka Dhacay Duleedka Baydhaba Iyo Khasaare Ka Dhashay.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Ka Dhacay Duleedka Baydhaba Iyo Khasaare Ka Dhashay.

December 16, 2020

Guutooyinka qaraxyada Mujaahidiinta ee ka howlgala Bay iyo Bakool ayaa maanta weerar qarax barakaysan la eegtay maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta gaar ahaan maleeshiyaadka maamulka ashahaada la adirirka ah ee la magac baxay Koonfur galbeed.

Qaraxa oo ka dhacay duleedka magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay ayaa lala eegtay maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa goob isku imaatin ah oo kutaal deegaan lagu magacaabo Hareeri Gaadiyow oo dhaca duleedka magaalada Baydhaba.

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay weerarka qaraxa waxaana khasaaraha horu dhaca ah ee la helay tilmaamayaa in qaraxaasi uu ku dhaawacmay hal askaro oo murtad ah waxaana sidoo kale khasaare kale.

Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa maalmihii u dambeeyay weeraro isugu jira dagaallo toos ah, qaraxyo iyo howlgallo gaar ah ka fulinayay gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay kuwaasi oo siyaabo kala duwan loogu beegsaday saraakiil iyo maleeshiyaadka ka tirsan maamulka Ridada ee Koonfur galbeed.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qalinle Geedow Oo Lagu Qarxiyay Muqdisho .
Next: Madaafiic Lagu Garaacay Beledweyne Iyo Weerar Ka Dhacay Sh/dhexe.

Related Stories

Dhagayso Maxbuus Muslim Ah Oo Ka Barbar Dagaalamaya Mujaahidiinta Weerartay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Maxbuus Muslim Ah Oo Ka Barbar Dagaalamaya Mujaahidiinta Weerartay Muqdisho.

October 4, 2025
Dhagayso Mid Ka Mid Ah Inghimaasiyiinta Oo Xaqiijiyay Inay Maxaabiis Kasii Daayeen Godka Jilicoow.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Mid Ka Mid Ah Inghimaasiyiinta Oo Xaqiijiyay Inay Maxaabiis Kasii Daayeen Godka Jilicoow.

October 4, 2025
Ciidamada Mujaahidiinta Oo Maxaabiis Muslimiin Ah Kasii Daayay Xarunta Godka Jilicoow.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamada Mujaahidiinta Oo Maxaabiis Muslimiin Ah Kasii Daayay Xarunta Godka Jilicoow.

October 4, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada