Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Weeraro Ka Kala Dhacay Saldhigyo Kuyaal Koonfurta Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Ka Kala Dhacay Saldhigyo Kuyaal Koonfurta Soomaaliya.

February 8, 2021

Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay weeraro safmareen ah ku qaadeen saldhigyada kuffaarta afrikaanta iyo maleeshiyaadka Ridada ay ka samaysteen deegaanno dhaca wilaayaadka Bay iyo Bakool, Sh/hoose Gedo iyo Jubbooyinka.

Dagaalka koowaad waxay Mujaahidiintu ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka Ridada degmada Luuq ee gobolka Gedo, Waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo khasaare kala duwan dhaliyay.

Dhanka Bay iyo Bakool waxay Mujaahidiintu weerar si wanaagsan loo dajiyay ku qaadeen saldhigga ciidamada xabashida Itoobiya ay ka samasyteen degmada Xudur ee wilaayada Bay iyo Bakool waxaana dagaalkaas oo ahaa mid culus khasaare kala duwan lagu gaarsiiyay xabashida duullaanka ah.

Sidoo kale Saldhigyada ay Mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay weerareen waxaa ka mid ah saldhigyada ciidamada kuffaarta Kenya ay ka deganyihiin deegaannada Hoosingow, Taabto, iyo Cabdalla Biroole oo dhammantood ka tirsan wilaayada Jubbooyinka, waxayna ilo wareedyo masuul ah sheegayaan in dagaalladan si xun loogu jabiyay gaalada Kenya.

Dhanka deegaanka Arbacow ee wilaayada Sh/hoose waxay shabaabul Mujaahidiin ku weerareen saldhigda ciidamada Kuffaarta Yugaandha, dhowr jiha ayay Mujaahidiintu ka weerareen saldhigga waxaana jira khasaare dhimasho iyo mid dhaawac oo soo gaartay kuffaarta Yugaandha.

Goobaha ay Mujaahidiintu weerareen waxaa mid ah fariisimaha maleeshiyaadka Ridada ee degaanka Sabiid, Haanta dheer iyo Mukeyga oo wada dhaca gudaha degmada Afgooye iyo duleedkeeda waxaana jira khasaare kala duwan oo murtadiiinta soo gaaray.

Weeraradan waxay kusoo beegmayaan xilli saacadihii lasoo dhaafay Mujaahidiintu howlgalo culus oo ay ka fuliyeen inta u dhaxaysa deegaanka Ambareeso iyo degmada Baraawe ee wilaayada shabeellaha hoose lagu dilay 2 askari oo ka tirsan kuffaarta Yugnaadha iyo dhaawaca 2 kale.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Taliyihii Nabadsugidda Dhuusamareeb Oo La Dilay.
Next: Faahfaahin Laga Helayo Diyaarad Shisheeyaha Uga Burburtay Sh/hoose.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-02-1448-Hijri

July 29, 2026
Itoobiya Oo Markale Gaashaanka U Daruurtay Eedaymo Uga Yimid Masar.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Markale Gaashaanka U Daruurtay Eedaymo Uga Yimid Masar.

July 29, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-02-1448 Hijri.

July 29, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada