Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Diyaarado Drones Ah Oo Duqeeyey Ciidamada Eratariya Ee Gudaha U Galay Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Diyaarado Drones Ah Oo Duqeeyey Ciidamada Eratariya Ee Gudaha U Galay Itoobiya.

October 8, 2026

Itoobiya ayaa maanta oo Khamiis ah diyaaradaha Drones-ka ku beegsatay ciidamo Eritariyaan ah oo ku sugnaa waqooyiga Gobolka Tigray, sida ay sheegtay AFP, oo soo xigatay goobjoogayaal iyo hay’ad la socota colaadaha.

Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Itoobiya ayay xogtu tibaaxaysaa in sidoo kale ay habeennimadii xalay qaadeen duqeymo dhowr ah, kuwaas oo lagu bartilmaameedsaday ciidamo Erateriyaan ah oo gaaray magaalo ku taalla waqooyiga Gobolka Tigray.

Iyadoo ciidanka Itoobiya uu ku guuleystay inuu iska caabiyo fallaagada Tigray, ayaa ilo-wareedyo soo baxay Arbacadii shalay ay xaqiijiyeen in cutubyo ka tirsan ciidanka maamulka Asmara lagu arkay hareeraha magaalada Adigrat, oo ku dhow xadka Eritariya.

Hay’adda ACLED, ee la socota colaadaha, ayaa sheegtay in magaalada Adigrat, oo ku dhow xadka Erateriya, lagu qaaday duqaymo ay fuliyeen diyaaradaha Drones-ku, kuwaas oo lagu beegsaday ciidamo Eratariyaan ah iyo sidoo kale saanad millateri oo ay wateen.

Goobjooge la hadlay AFP ayaa sheegay in ay dhaceen “duqeymo aad u tiro badan oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah, isagoo intaas ku daray in qaar ka mid ah gaadiidkii xamuulka ee Eritrea la burburiyay.

Xiriirka Itoobiya iyo Eritrea ayaa mar kale xumaaday bilihii u dambeeyay, kaddib markii labada dal oo dagaal xuduudeed uu dhiig badani ku daatay oo dhex maray 1998–2000 ay dib u soo nooleeyeen khilaafaadkooda.

Eritrea ay horaantii bishan Oktoobar xiriirka diblomaasiyadeed u jartay Itoobiya, kaddib markii Addis Ababa ay xirtay safaaraddeeda Asmara isla markaana ay dalka ka cayrisay 10 diblomaasi Eritrean ah. Waxaana jira walaacyo laga qabo in dagaalkani uu ku fido gobolka oo dhan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-04-1448 Hijri.

Related Stories

Fiqi Oo Xilka Qaadis Lama Filaan Ah Lagu Sameeyay Markii Uu Qabtay Shir Uu Ku Weeraray Mucaaradka.
  • Allposts
  • Warar

Fiqi Oo Xilka Qaadis Lama Filaan Ah Lagu Sameeyay Markii Uu Qabtay Shir Uu Ku Weeraray Mucaaradka.

November 24, 2026
Akhriso Weeraro Khasaaare Culus Lagu Gaarsiiyay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Deni Iyo Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Weeraro Khasaaare Culus Lagu Gaarsiiyay Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Deni Iyo Gurguurte.

November 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-06-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-06-1448-Hijri

November 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Coomaad.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada La Wareegitaanka Mujaahidiinta Ee Deegaanka Coomaad.

November 15, 2026
Daawo Sawirrada Kamiinkii Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Kamiinkii Lagu Laayay Maleeshiyada Danab Ee Sh/hoose.

November 12, 2026
Kamiin Gaadiid Ciidan Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Dueeldka Balidoogle (Bayaan+Sawir_sarkaal).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Kamiin Gaadiid Ciidan Lagu Qabsaday Oo Ka Dhacay Dueeldka Balidoogle (Bayaan+Sawir_sarkaal).

November 12, 2026
DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

DEG DEG: Daawo Sida Maleeshiyada Gurguurte Loogu Laayay Duleedka Leego.

October 26, 2026
Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026

Diiwaanka Gabayada

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

DHAGEYSO: Gabay Cusub Oo Uu Tiriyey Abwaan C/waaxid Cali Gama’diid.

October 19, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada