Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maamulka Cirro Oo La Kulmay Weerar Dhinac Internet-ka Ah.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Cirro Oo La Kulmay Weerar Dhinac Internet-ka Ah.

July 2, 2026

Maamulka ashahaado-la-dirirka ah ee la baxay Somaliland ayaa wajahaya weerarro culus oo dhinaca internet-ka ah kadib markii saacadihii lasoo dhaafay loo dhacay qaar ka mida mareegaha ay barta Internet-ka ku leeyihiin hey’adaha kala duwan ee maamulka Hargeysa.

Burcad dhinaca Internet-ka ah oo loo badinayo inay xiriir ay la leeyihiin dowladda Iiran iyo kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa jabsatay shabakadda rasmiga ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland. Iyaga oo bogga hore ee mareegtaasi ku baahiyey sawirrada qaar ka mida hoggaanka Xuutiyiinta.

Sidoo kale, kooxdani waxay mar kale jabsadeen isla markaana ay la wareegeen bogga rasmiga ah ee Baanka Dhexe ee maamulka Somaliland, iyagoo shabakaddaasina ku baahiyey farriimo taageero loogu muujinayo kooxda shiicadaha ah ee Xuutiyiinta Yemen.

Website-yada la jabsaday ayaa laga tirtiray dhammaan xogtii iyo macluumaadkii ku kaydsanaaa, iyadoo saraakiisha sawirradooda lagu baahiyey uu ka mid ahaa afhayeenka Xuutiyiinta, ninka lagu magacaabo Yaxye Sariic.

Sidoo kale bogagga hore ee shabakadahan lala wareegay, ayaa lagu xardhay magaca kooxda sheeganaysa inay fulisay weerarkan, kuwaas oo astaantoodu muujinayso inay yihiin isla kooxdii jabsatay markii uu socday dagaalka Iiraan, kaamirooyinka waddooyinka Talaabiib iyo qaar kale oo ka mida magaalooyinka waaweyn ee ku hoos-jira gumaysiga Yahuudda.

Kooxdan oo magaca ay wadataa uu yahay Cyber Islamic Resistance ayaa sidoo kale jabsatay xogta wasaaradda difaaca iyo xogta cisbitaallada ee maamulka Yahuudda. Iyaga oo sidoo kalena jabsaday telefoonnada qaar ka mid ah saraakiisha sare ee Sahaayinada.

Ilaa hadda dhacdadan kama uusan hadal maamulka Somaliland, sidoo kalena weli ma jirto cid si rasmi ah u sheegatay fulinta weerarradan, kuwaas oo lasoo weriyey inay socdeen muddo 24 saac ah, iyadoo wararka qaarna ay tibaaxayaan in hawl-galkani uu saameeyey xarumo kale oo hey’adeed.

Dhacdadan ayaa kusoo aadaya xilli usbuucii dambeeyey Xuutiyiintu ay soo saareen hanjabaado ka dhan ah maamulka ashahaado-la-dirirka Somalilland kadib markii Cirro iyo Netanyahu ay dhawaan kala saxiixdeen heshiisyo xaaraan ah oo maamulka Yahuudda loogu gacan-gelinayo qaybo ka mida gobollada dhaca Waqooyi Galbeed Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Andalus Podcast: Ma Dhab Baa Mise Waa Dhalanteed Xornimada Kowda Luulyo?.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-Muxarram-1448-Hijri.

Related Stories

Diyaaradaha Turkiga Oo Qayb Ka Noqday Dhul-boobka Gurguurte Ka Wado Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Diyaaradaha Turkiga Oo Qayb Ka Noqday Dhul-boobka Gurguurte Ka Wado Muqdisho.

August 23, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 23, 2026
Aadan Madoobe Oo Digniin U Diray Maleeshiyada Laftagareen.
  • Allposts
  • Warar

Aadan Madoobe Oo Digniin U Diray Maleeshiyada Laftagareen.

August 23, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada