Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Midowga Afrika Oo Wax Lala Anfariiro Ku Tilmaamay Go’aanka Halista Gelinaya AUSSOM Ee Uu Mareykanku Qaatay.
  • Allposts
  • Warar

Midowga Afrika Oo Wax Lala Anfariiro Ku Tilmaamay Go’aanka Halista Gelinaya AUSSOM Ee Uu Mareykanku Qaatay.

July 4, 2026

Afar maalmood kadib markii uu Mareykanku ugudbiyay Q.Midoobay in uu joojinayo maalgelinta howlgalka ciidamada Kufaarta Afrikaanta ee Soomaaliya ayuu si niyad jab ka muuqato uga warceliyay ururka midowga Afrika.

Golaha Nabad gelyahada iyo Amniga ururka midowga Afrika ayaa sheegay in uu ka walaacsanyahay tallaabada ay qaadday Xukuumadda Washington wuxuuna goluhu ku sifeeyay halis weyn oo kusoo wajahan howlgalka ciidankooda ee Soomaaliya.

“saameyn xun ayay arrintan ku yeelanaysaa howllaha joogteyn sahayda iyo qaab dhismeedka hanaanka maaliyadda ee howlgalka”ayaa lagu yiri qoraal loo diray xubnaha ururka gelinkii dambe ee khamiistii lasoo dhaafay.

Waxa loogu yeero golaha ammaanka Q.Midoobay ayaa sifo rasmi ah ugaarsiiyay ururka midowga Afrika in Mareykanku uu gacanta ka taagan taageerada ciidamada AUSSOM wixii ka dambeeya 31-ka bisha December ee dabayaaqada sanadkan 2026.

Mareykanka ayaa ku dooday in wax faaiido ah uusan ku qabin maalgelinta Afrikaanta ee dhanka Zaadkad oo sanad walba ay ku baxdo 500 oo milyan Dollar.

Qarash-ka ugu badan ee lagu maalgeliyo ciidamada saliibiyiinta Afrikaanta wuxuu ku dhacaa xafiiska UNSOS kaas oo qaabilsan taageerada iyo sahay siinta Afrikaanta.

Mas’uuliyiin katirsan urur gaaleedka AU oo ku sugan Addis Ababa ayaa lagasoo xigtay in tan iyo markii uu Mareykanku go’aanka soo saaray koowdii bishan ay sameeyeen xiriiro badan balse weli aysan helin hay’ad ama dowlad ballan qaad usameysay howlgalka afrikaanta Soomaaliya wixii ka dambeeya 31 december 2026.

Wakaaladda wararka Reuters oo heshay nuqul kamid ah diidmada Mareykanka ayaa sheegtay in xukuumadda Washington ay is hortaagi doonto in markale waqtiga lookordhiyo howlgalka Afrikaanta ee Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 19-01-1448-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-Muxarram-1448-Hijri.

Related Stories

Daawo Muuqaalka Weerar Kamiin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Teedaan.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerar Kamiin Ah Oo Ka Dhacay Duleedka Teedaan.

August 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-03-1448-Hijri

August 22, 2026
Maamulka ‘Puntland’ Oo Cambaareeyay Duqaymo Ka Dhacay Gobolka Nugaal.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka ‘Puntland’ Oo Cambaareeyay Duqaymo Ka Dhacay Gobolka Nugaal.

August 22, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada