Taliska ciidanka ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa hadda baahiyay warsaxaafadeed uu ku xaqiijiyay in duqeyn ay gaysteen Turkida lagu dilay maxaabiistii murtadiinta looga qabtay dagaalkii ka dhacay deegaanka Jameeco ee sida daran loogu xasuuqay murtadiinta.
Taliska ayaa sheegay in duqeynta Turkiga ay beegsatay goob si kumeel gaar ah loogu dabiibayay maxaabiis 15 askari ka kooban, halkasas na ku dhufteen ilaa 3 gantaaal, 12 maxaabiis ahna goobta ku dhinteen halka 3 kalena u dhinteen dhaawaca duqeynta.
Dhammaan maxaabiista uu Turkigu duqeynta ku dilay waxay ka tirsanaayeen maleeshiyada Gorgor ee uu falalka Ashahaada la dirirnimo u adeegsado Turkiga.
Halkan ka akhriso warsaxaafadeedka taliska iyo sawirrada qaar ka mid ah maxaabiista.
Telegramkeenna kasoo daawo sawirrada maxaabiista uu Turkigu duqeynta ku dilay.
https://t.me/+gYbIZ1ogfkRkMzJk