Howlgal qarax ah oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay ka fuliyeen magaalada Buulamareer ee wilaayada Sh/hoose, ayaa lala eegtay fariisin ciidan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana jira khasaare gaaray maleeshiyada murtadiinta ah.
Dhanka kale, Ciidamada Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ku qaadeen xerada ciidamada Kufaarta Yugaandha kaga suganyihiin deegaanka Golweyn ee hoostaga degmada Buulo-mareer.
Howlgalladan waxay qayb ka yihiin weerarada ciidamada Mujaahidiintu ku beegsanayaan ciidamada saliibiyiinta ee duullaanka ku ah ku dhaqanka shareecada islaamka iyo maleeshiyaadka murtadiinta ah ee kabaqaadka u ah saliibiyiinta duullaanka ah.