Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xasan Cali Khayre Oo Eedaymo Culus U Jeediyay Xasan Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Xasan Cali Khayre Oo Eedaymo Culus U Jeediyay Xasan Gurguurte.

July 1, 2026

R/Wasaarihii hore ee kooxda riddada Soomaaliya Xasan Cali Khayrre oo habeennimadii xalay ka hadlay magaalada Muqdisho ayaa eedaymo culus u jeediyey kooxda Villa Soomaaliya ee hor-joogaha uu ka yahay murtad Xasan Sheekh Maxamuud.

Wuxuu sheegay in 66 sano ka bacdi khatar weyn ay wajahayso ummadda Soomaaliyeed isla markaana dhaawacyada ugu culus ay gaareen afartii sano ee lasoo dhaafay ee hoggaanka riddada uu hayey Xasan Sheekh Maxamuud.

Isla muddadaasi ayuu sheegay in Gurguurte uu ku hawllanaa kala qaybinta iyo kala qoqobka ummadda Soomaaliyeed. Waxa kale oo uu ka dhawaajiyey in duullaano gardarro ah uu ku qaaday deggaannada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed, haatanna uu ku wajahan yahay Puntland.

Xasan Cali Khayrre waxa uu walaac xooggan ka muujiyey sida loo kala geeyey ummadda Soomaaliyeed isla markaana loo xoojiyey qabyaaladda iyo isku-dirka beellaha. Isagoo carrabka ku dhuftay dagaallo sokeeyo oo dib uga soo cusboonaaday dalka.

Murtadkani waxa kale oo uu Gurguurte ku eedeeyey inuu ciidanka iyo hubka dowladda u adeegsanayo weerarka hoggaankii hore ee kooxda riddada iyo caburinta qof kasta oo ka hor yimaadda rabitaankiisa siyaasadeed ee gurracan, arrintaas oo uu ku tilmaamay masiibo qaran.

Xasan Cali Khayrre, waxa uu wax laga xumaado ku tilmaamay xaaladda halista ah ee ay maanta wajahayso Soomaaliya, isagoo tilmaamay dhibaatooyinka ka dhasahay, gummaadka, boobka, burburinta, barakicinta, iyo afduubka uu Xasan Sheekh ku hayo shacabka Soomaaliyeed.

Khilaafka daba-dhilifyada Soomaailya ayaa muddooyinkan dambe sii laba-laxaadsaday kadib markii Gurguurte uu wax-ka-beddel ku sameeyey dastuur-gaalleedkii ay horey ugu heshiiyeen, isla markaana muddo-xileedkiisa oo dhammaaday bil iyo bar ka hor uu ku darsaday wakhti dheeraad ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -18-Safar-1448-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-Muxarram-1448-Hijri.

Related Stories

Qofkii Ugu Horreeyay Ee Cudurka Ebola Ugu Geeriyooday Kenya Oo La Shaaciyay.
  • Allposts
  • Warar

Qofkii Ugu Horreeyay Ee Cudurka Ebola Ugu Geeriyooday Kenya Oo La Shaaciyay.

October 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-04-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-04-1448-Hijri

October 10, 2026
Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026

Sawirro

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Muujinaya Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Hees.

October 10, 2026
Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Xarakada Al-Shabaab Iyo Beesha Xawaadle Oo Maxaas Ku Gaaray Heshiis Lagu Soo Afjaray Colaaddii U Dhexeysay Labada Dhinac.

October 3, 2026
Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada