Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 13 Sano Kadib Dilkii Sheekh Osaama Bin Laden maxaa iska Bedelay Habsami Usocodka ‘Jihaadka caalamiga ah’ [Warbixin].
  • Allposts
  • Warar

13 Sano Kadib Dilkii Sheekh Osaama Bin Laden maxaa iska Bedelay Habsami Usocodka ‘Jihaadka caalamiga ah’ [Warbixin].

May 2, 2024
2,May,2011 maanta oo kale ayay dowladda Mareykanka ku dhawaaqday in wadanka Pakistan ay ku dishay Sheekh Osama Bin Laden hoggaamiyihii Hore ee Urur weynaha Al Qaacidda.
Sheekh Osama Bin Laden oo ahaa Halyeey caan ka ahaa caalamka islaamka iyo reer galbeedka ayaa ka tagay Taariikh dahabi ah oo gabigeed laga dheehan karo deeqsinimo,geesinimo,Jihaad iyo wadna goynta cadawga muslimiinta.
Bin Laden ayaa lagu dilay degmada Otobad ee duleedka magaalada caasimadda u ah Pakistan,dilkiisa waxaa la sheegay in ay fuliyeen ciidamo katirsan kummaandooska Mareykanka balse mugdi ayaa kujira qaabka uu u dhacay dilkiisa.
Dowladda Mareykanka oo ku daashay dagaalka ay kula jirto Sheekh Osama Bin Laden iyo saaxiibadiisa ayaa diiday in ay soo bandhigto Meydka sheekha iyadoona sheegtay in meydka shahiidka ay ku aastay gunta hoose ee badda arrinkaasi oo shaki badan dhaliyay.
13 Sanadood kadib dilka sheikh Osama waxaa sii xoogaystay awoodda jamaacaadka jihaadiga caalamiga ah waxaana sare ukacay dadka ku biiraya jihaadka arrinkaasi oo waxba kama jiraan ka dhigaya u dabaal daggii mareykanka ee dilka Bin Laden.
Jihaadiyiinta ayaa dhul ballaaran ka qabsaday wadamada Soomaaliya, Afghanistan ,Suuriya,Maali ,Yemen Burkina Faaso iyo Kenya sidoo kale waxaa sare ukacay weerarada caalamiga ah ee Jihaadiyiintu ay ku beegsanayaan reer galbeedka iyo xulufadiisa.

Weeraradii ugu dhiig daadashada badnaa ee lagu qaaday qaarada Yurub wixii ka dambeeyay dilkii sheikh Osama Bin Laden waxaa kamid ah weeraradii Paris ee sanad gudahood ka dhacay, weeraradii dalka Biljamka, weerarkii Tuunis ee dadka reer galbeedka lagu laayay, weeraradii Manda Bay,Gaarisa,Shaaral Edbo, weerarkii Weastgate ee lagu laayay dadka Kirishtaanka ah ee ka dhacay wadanka Kenya.

Dalka Afghanistan oo ah meesha uu kasoo bilaawday halganka jihaadiga ah ee caalamka ayaa laga xoreeyay soo duulayaashii NATO iyo Mareykanka waxaana wadanka dib uga hana qaaday nidaamkii islaamiga ahaa, Sheekh Osama ayaa dowr weyn ku lahaa in Mareykanka iyo xulufadiisa lagu jebiyay dalka Afghanistan.

Al Shabaab ayaa sanadihii 2019 iyo 2020-kii qaadday weerar aad uballaaran oo ay ku beegsatay saldhigga ugu weyn ee Mareykanku ku leeyahay dalka Soomaaliya, waa weerarka Balidoogle waxayna xarakadu sheegtay in ay ku dishay in kabadan 120 askari.

Hujuum kale oo askar iyo saraakiil American ah lagu dilay ayay dagaalyahanada Al Shabaab ee ku xiran Ururka Alqaacidda waxay ku qaadeen saldhig melleteri oo kuyaal gobolka Lamu ee dalka Kenya, taliska AFRICOM wuxuu qiray in weerarkaas looga dilay sedax askari oo ay saraakiil kamid ahayeen.

Weerarkii Mandabay ee gobolka Lamu ayaa asna lagu dilay askar badan oo American ah wuxuuna weerarkaas dirayay farriimo dhowr ah oo ku socday saliibiyiinta gaar ahaan Mareykanka.

weeraro boqolaal ah oo jamaacaad jihaadiga ah oo Alqaacidda ku xiran ay ka fuliyeen wadamo ay kamid yihiin Maali, Burkiina Faaso,Niger,Nigeria iyo Ivery Coast waxaana weeraradaas lagu beegsaday danaha reergalbeedka iyo ciidamo taabiciin u ah Mareykanka.

Falanqeeyayaasha ayaa sheegaya in USA iyo Reer Yurub aysan mahadin dilka sheikh Osama Bin Laden waxaana caalamka islaamka kasoo baxay Osaamayaal kale oo wali taxaddi ku ah dadka aan Muslimka aheyn.
Wixii ka dambeeyay dilkii Bin Laden waxaa daafaha caalamka islaamka ku faafay faracyada Jihaadiga Al Qaacidda waxaana dhismay Al Qaacidada qaarad ukaha Hindiya, Alqaacidada Bariga Afrika gaar ahaan Soomaaliya, Al Qaacidada Saxaraha Afrika, Alqaacidada Shaam iyo kuwa kale.
Sheekh Osama Bin Laden oo ahaa Hantiile kasoo jeeda dalka Sacuudiga ayaa isagoo shahiiday malaayiin qof taageerayaal ah ku leh caalamka.
Taageerayaasha Jihaadka caalamiga ah ayaa sheekh Osama Bin Laden ku sheega in uu yahay Imaamka zamankan waana daraja weyn oo uu ku helay difaacida dadka muslimiinta ee la dulmiyay. ma ahan oo kaliya in uu agaasimay weeraradii 11 September ee wuxuu ahaa halyeey deeqsi ah oo lacago malaayiin dollar ah ku bixiyay kaalmeynta agoonta iyo dadka Fuqarada ah.
W/D Warfaa Kheyrdoon

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -24-10-1445-Hijri.
Next: Qarax Lagu Beegsaday Gaari Ay Wateen Ciidanka Kenya Oo Ka Dhacay Xad-beenaadka.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-Dulqicdah-1447-Hijri

April 23, 2026
IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.
  • Allposts
  • Warar

IIraan Oo Sheegtay Inaysan Suuragal Ahayn In Dib Loo Furo Marin_biyoodka Hurmuz.

April 23, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 06-11-1447-Hijri.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada