Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 16 Sanadood Kadib Weeraradii 11/9 ee Lagu Burburiyay Dhaqaalaha Mareykanka Al Qaacidda Ma Baaba’day?.
  • Allposts
  • Warar

16 Sanadood Kadib Weeraradii 11/9 ee Lagu Burburiyay Dhaqaalaha Mareykanka Al Qaacidda Ma Baaba’day?.

September 11, 2017

16 Sanadood ayaa kasoo wareegtay markii ay dhaceen weeraradii 11/9 sanaddii 2001 ee lagu qaaday magaalooyinka New York iyo Washington dalka Mareykanka.

Weeraradaasi oo ay fuliyeen 19 dagaalyahan oo badankood kasoo jeeday dhulka Xarameynka ee Sacuudiga Carabiga loo yaqaan ayaa dhulka geliyay dhaqaalaha dowladda Mareykanka.

Weeraradii lagu burburiyay daarihii Mantaanaha ahaa ee magaalada New York waxaa lagu dilay dad ka badan 3,000 oo qof sida ay sheegtay dowladda Mareykanka balse hay’adaha udooda xuquuqul insaanka waxay sheegaan in khasaaruhu intaasi ka badanyahay.

Weerarkii 11 september 2001 ayaa waji cusub geliyay loolanka melleteri ee caalamka wixii xilligaasi ka dambeeyay Mareykanka iyo xulufadiisa NATO waxay qaadeen ol ole ballaaran oo ka dhan ah Muslimiinta iyagoo ugu magac daray “dagaalka ka dhanka ah Argagaxisada”.

Mareykanka iyo NATO waxay ku duuleen wadamada Afghanistan iyo Ciraaq, dagaalladii kasoo bilaawday labadaasi wadan ayaa caalamka islaamka ku fiday waxaana la beegsaday safaarado reergalbeedku leeyihiin iyo danaha mareykanka ee caalamka oo idil.

Weeraradii 11/9 waxaa mas’uul ka ahaa Urur weynaha Al Qaacidda oo xilligaas uu hoggaaminayay Sheekh Osama Bin Laden Raximahullaah.

Iyadoo 16 sanadood laga joogo weeraradii New York iyo Washington Mareykankuna uu qaaday duullanno ka dhan ah Alqaacidda iyo Xulufadeeda wali waxaa muuqata in dagaalka uusan fari ka qodneyn islamarkaana xoogaga jihaadiga ah isku fidiyeen wadamo farabadan oo caalamka islaamka ah.

Dad Badan ayaa isweydiinaya  sida uu noqon doono dagaalka caalamka ka socda maaadaama Hoggaanka Cusub ee Mareykanka uu qabtay Nin Cunsuri ah oo markii uu madaxtinimada u cararay ku goodiyay in uu xasuuqi doono dadka muslimiinta isagoo durbadiiba fuliyay qaar kamid ah goodiskiisa oo ahaa in Mareykanka uu ka tarxiili doono dadka muslimiinta Muhaajiriinta ah.
Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay dhaceen weeraradii 11 September mareykanku wuxuu sare u qaaday weerarada ka dhanka ah dadka muslimiinta, diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Drone-ka loo yaqaan ayaa kumanaan qof ku dilay wadamo ay kamid yihiin Pakistan, Yemen. Afghanistan iyo Suuriya waana dagaal ka dhan ah islaamka iyo muslimiinta.

Falanqeeyayaashu waxay sheegayaan in Alqaacidda ay sida dhimbil dab ah oo kala ukala firirtay waxay kasoo bilaabatay Afghanistan hadda waxay faracyo xooggan ku leedahay wadamo ay kamid yihiin Soomaaliya, Pakistan, Hindiya, Yemen, Maali iyo Aljazaa’ir waxayna laf dhuun gashay ku noqotay wadamada Reergalbeedka iyo xukuumadda caalamka islaamka kajira ee ku dhaqma waxa loogu yeero Sharciyadda Caalamiga ah.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Faahfaahin Weerar Gaari Lagu Burburiyay Oo Ka Dhacay Duleedka Balcad.
Next: Qarax Lala Beegsaday Xubno Ka Tirsan Dowlada Oo Muqdisho Ka Dhacay.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 11-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 11-11-1447-Hijri.

April 28, 2026
Maraykanka Iyo Iiraan Oo Cadaadis Lagu Saarayo Inay Gaaraan Heshiis Buuxa.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Iyo Iiraan Oo Cadaadis Lagu Saarayo Inay Gaaraan Heshiis Buuxa.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-11-1447-Hijri

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada