Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 20 Qof Oo Lagu Waayay Dooni Kula Degtay Duleedka Gaarissa.
  • Allposts
  • Warar

20 Qof Oo Lagu Waayay Dooni Kula Degtay Duleedka Gaarissa.

April 29, 2024

Maydadka ugu yaraan saddex qof ayaa laga soo saaray goob ay daadad kusoo rogmadeen oo kuyaalla Kona Punda oo ku teedsan waddada isku xirta magaalooyinka Gaarisa iyo Madogo, halkaas oo ay ku degtay dooni ay saarnaayeen 45 xubnood, sida ay sheegeen dad goobjoogeyaal ah.

Dhacdadan ayaa dhacday abbaare 6:30 maghribinimadii xalay wakhtiga maxalliga ah ee kenya, waxaana halkaas ku rogmatay mid ka mid ah doomaha aadka u dheereeya oo ay saarnaayeen 45 xubnood, kuwaas oo doonayay inay doonida kaga tallaabaan biyaha xiray inta u dhaxaysa magaalooyinka Gaarissa iyo Madogo.

Kooxaha gurmadka deg degga ah ayaa wargayska The Star ee kasoo baxa Kenya, ayaa u sheegay in ugu yaraan 22 qof oo kaliya ay soo badbaadiyeen kooxaha samatabixinta, halka sidoo kale ay soo saareen maydadka ilaa saddex, walina la la’yahay inka badan 20 kale.

Daadadka ka dhashay roobabka xooggan ee ka da’aya gobolka NFD ee ay dowladda Kenya ula baxday waqooyi bari, iyo fatahaadda uu sameeyay wabiga Taana ayaa keenay inay xiranto waddada isku xirta magaalooyinka Madogo iyo Gaarisa, waxayna taa keentay in dadku bilaabaan in ay isticmalaan doomaha dheereeya, si ay uga gudbaan waddooyinka biyuhu xireen.

Waxay tani kusoo beegmaysaa xilli uu karkaarka jabsaday wabiga Taana, kadib roobabkii lixaadka lahaa ee halkaasi ka da’ayay maalmihii lasoo dhaafay, fatahaadda uu sameeyay wabigaasi ayaa sababay in deegaano badan ay saameyn ku yeeshaan, isku socodkii dadka iyo midka gaadiidkana kala go’aan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -20-10-1445-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -20-10-1445 Hijri.

Related Stories

Dhagayso Andalus Podcast: Waa Kuwee Firqooyinka Baalmaray Ahlu Sunna Wal-jamaaca.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Waa Kuwee Firqooyinka Baalmaray Ahlu Sunna Wal-jamaaca.

July 30, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-02-1448-Hijri.

July 30, 2026
Weeraro Lagu Miray Saldhigyada AUSSOM Iyo Kuwa Gurguurte Ee Sh/dhexe Iyo Baay.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Lagu Miray Saldhigyada AUSSOM Iyo Kuwa Gurguurte Ee Sh/dhexe Iyo Baay.

July 30, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada