Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Soddon Askari Oo Dowlada Federaalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Noqotay.
  • Allposts
  • Warar

Soddon Askari Oo Dowlada Federaalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Noqotay.

May 29, 2021

Warar dheeraad ah waxaa laga helayaa howlgalo qorsheysan oo ciidamada xarakada mujaahidiinta alshabaab ay ka kala fuliyeen qeybo ka mid ah wilaayaatka banaadir, sh/dhexe iyo jubbooyinka.

Dhanka magaalada muqdisho waxey mujaahidiintu qarax la beegsadeen gaari uu la socday taliyaha ilaalada xarumaha dowlada ridada ee magaalada muqdisho kaasi oo lagu magacaabo maxamed daahir, Waxa uu qaraxa ka dhacay KM4.

Murtadka la beegsaday oo mar soo noqday taliyaha booliska qeybta wiliyow cadde ayaa si dirqi ah kaga badbaaday qaraxa la doonayay in isaga lagu dila balse waxaa ku dhaawacmay saddex askari oo ilaaladiisa ah.

Dhanka wilaayada shabeelada dhexe dagaallo culus oo u dhaxeeya ciidamada Mujaahidiinta iyo kuwa murtadiinta ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa degmooyinka Jowhar iyo raage ceelle, Iyadoo dagaaladaas si xun loogu jabiyay askarta dowlada federaalka.

Inta la xaqiijiyay waxaa dagaaladaas lagu dilay shan askari oo murtadiin ah 13-kalane waa lagu dhaawacay.

Dhanka Jubbooyinka waxey ciidamada Mujaahidiintu howlgal isugu jira qarax iyo kamiin la beegsadeen kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka ridada oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa degmada Afmadow iyo deegaanka Qooqaani.

Mujaahidiintu waxey weerarkan ku gubeen labo gaari oo kolanyada qeyb ka aheed waxeyna ku dileen sagaal askari oo murtadiin ah.

Weeraradan khasaaraha culus lagu gaarsiiyay askarta ridada waxey kusoo aadayaan xilli habeenkii xalay ciidamada Mujaahidiintu dagaallo culus ku qaadeen saldhigyada Kufaarta Kenya iyo kuwa Ugandha ee deegaanada Cabdalle biroole iyo Arbacow ee shabeelada hoose iyo jubbooyinka, Waxaana sidoo kale la weeraray isbaarada murtadiinta ee deegaanka siinka dheer ee duleedka Muqdisho.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Galgaduud Iyo Sh/dhexe.
Next: Risaalada Manduumatul Maghaazi Darsiga 21-30aad Sheekh Cazzaam Abuu Yaxya.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-11-1447-Hijri.

May 3, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga
  • Warar

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-11-1447-Hijri

May 2, 2026
Mucaaradka Oo Soo Saaray Go’aamo Culus Oo Ka Dhan Ah Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Oo Soo Saaray Go’aamo Culus Oo Ka Dhan Ah Gurguurte.

May 2, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada