Faahfaahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgalkii cagta lagu mariyay maleeshiyada Riddada ee shalay galab ka dhacay duleedka magaalada Leego ee wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose.
Maydad hor leh ayaa lasoo sheegayaa in laga helay howdka u dhow waddada laamiga ee lagu laayay maleeshiyaadka murtadiinta, inkastoo taliska ciidamada Mujaahidintu si horudhac ah u xaqiijiyay dhimashada 321 murtad, haddana khasaaraha ayaa sii kordhaya.
Ilo wareedyada qaar waxay khasaaraha dhimasho ku sheegayaan inka badan 500 oo askari, halka aan nolol iyo geeri lagu heynin inka badan boqol askari oo saraakiil ku jiraan, kuwaas oo xiriirkooda la waayay kaddib markii weerarku qabsaday sida ilo wareedyadu sheegeen baraha bulshadana lagu daabacay.
Halkan Ka Dhagayso Faahfaahinta.
Kusoo biir baraheenna Telegram iyo Facebook.
https://t.me/+gYbIZ1ogfkRkMzJk
https://www.facebook.com/profile.php?id=61595714020136