Dowladda saliibiyadda Mareykanka ee uu hoggaamiyo Joe Biden ayaa ku jihawareersan istiraatiijiyadda dagaal ee ay ku wajahayso Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ee ka jihaadda bariga Africa, iyadoo dhanka kalena aysan wax natiijo ah ka keenin duqeymaha Diyaaradahoodu ay ka geysanayaan wilaayaadka islaamiga ah ee dalka Soomaaliya.
Sida uu qoray wargayska The Wall Street Journal ee kasoo baxa dalka Maraykanka diyaaradaha Marykanka waxay dalka Somalia ka fuliyeen inka badan 200 oo duqaymo xagga cirka ah intii uu xafiiska joogay madaxwaynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump, saraakiisha millatariga Maraykanka ayaana sheegaya inaysan wax natiijo ah soo kordhin duqaymahaas.
Halkan ka Dhagayso Warbixinta Idaacadda.
Halkan Kaga Biir Boggeenna Cusub Ee Telegram-ka.
Calamada.com