Ciidamada Mujaahidiinta ayaa goordhow waxay weerar culus oo jid-gal ah u dhigeen maleeshiyaad murtadiin firxad ah oo marayay agagaarka xerada Balidoogle ee maanta aaggeeda uu ka dhacay weerar lagu laayay murtadiinta.
Kamiinka ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana la xaqiijiyay in uu jiro khasaare murtadiinta soo gaaray.
Dhanka kale, waxaa goordhow la baahin doonaa sawirro horudhac ah oo ku saabsan weerarkii cagmarinta ahaa ee galabta ka dhacay duleedka magaalada Leego ee wilaayada Sh/hoose.
Si aad wararka deg degga ah u hesho ku biir barteenna Telegramka👇👇👇👇👇👇
https://t.me/+gYbIZ1ogfkRkMzJk