Howlgal qorsheysan oo ciidamada sida gaarka ah u tabobaran ee xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ay ka fuliyeen magaalada Muqdisho waxay ku dileen masuul ka tirsanaa maamulka dowladda Ridada federaalka ugu magacaaban gobolka Banaadir.
Howlgalkan waxa uu si gaar ah kaga dhacay degmada Hilwaa ee magaalada Muqdisho, waxayna Mujahidiintu ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa maamulka degmadaas.
Masuulka lagu dilay degmada Hilwaa waxaa lagu magacaabi jiray Maxamed Cabdiraxmaan Yuusuf oo loo garan ogaa (Maxamed Dheere), kaas oo ahaa guddoomiye Laameed ka tirsan degmada Hilwaa.
Raggii howlgalka fuliyay ayaa si nabdoon kaga dhaqaaqay goobta uu holgalku ka dhacay, waxaana goor dambe halkaasi soo gaaray maleeshiyaad ka tirsan murtadiinta kuwaas oo goobta ka qaaday maydka sarkaalka la dilay.
Howlgalkan fariidka ah ee maanta ka dhacay Muqdisho waxa uu kusoo beegmayaa xilli ay ciidamada Mujaahidiintu sii kordhiyeen howlgalladooda jihaadiga ah ee ka socda degmooyinka gobolka Banaadir.
Halkan Kaga Biir Boggeenna Cusub Ee Telegram-ka.
Calamada.com