Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Inka Badan 30 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qarax Ka Dhacay Jubbooyinka.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Qarax Ka Dhacay Jubbooyinka.

August 14, 2021

Faahfaahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar qarax ah oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaan hoos taga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose ka dib markii ay shabaabul Mujaahidiin qarxiyeen ciidamo dhaqdhaqaaq ka waday duleedka magaaladaas.

Qaraxa oo ka dhacay inta u dhaxaysa deeganka Beerxaani iyo magaalada Kismaayo waxaa lala beegsaday kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen maleeshiyaadka Baangaraafta Ridada ee ay soo carbisay dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka.

Ujeedka dhaqdhaqaaqa maleeshiyaadkan waxa uu ahaa inay xero ciidan ka samaystaan deegaanka Jannaay Cabdalle balse inta aysan gaarin ayay la kulmeen weerar qarax ah oo ay u diyaariyeen dagaalyahannada xaq u dirirka ah ee shabaabul Mujaahidiin.

Qaraxa waxa uu gaystay khasaare lixaad leh oo gaaray ciidanka Danab ilo muhiim ah waxay xaqiijiyeen in qaraxaas uu galaaftay nolashada 14 askari oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Danab halka ay ku dhaawacmeen 17 askari oo uu ku jiro sarkaal magaciisa lagu sheegay Maxamuud Aadan oo ku magac dheer (Hebel).

Ciidamada shabaabul Mujaahidiin waxay qaraxyadan fariidka ah ku burburiyeen 1 gaari oo nooca Cabdibilaha loo yaqaan, Waxay sidoo kale waxyeello xooggan soo gaartay gaari kale oo Cabdibile ah.

Maleeshiyaadkan sida tooska ah u hoos taga Maraykanka waxa uu ujeedkoodka socdaalkoodu ahaa inay saldhig millatari oo cusub ka samaystaan deegaanka Jannaay Cabdalle ee duleedka magaalada Kismaayo balse waxay mareen waddadii ay sannad ka hor qaadeen ciidamadii Huwanta ahaa ee ay horkacayeen ciidamada Maraykanka kuwaas oo camaliyadda nafhurnimo ah lagula eegtay deegaankaas, waxaana camaliyadaas ku nafwaayay saraakiil sare oo ameerikaan ah oo ka mid ahaa kolonyada cadowga ee camaliyaddu beegsatay.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso: Shabaabul Mujaahidiin Oo Gudaha U Galay Deegaan Hoos Taga Cadaado.
Next: Qarax Masuuliyiin Lagula Eegtay Magaalada Jowhar.

Related Stories

Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goidiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiisha Maamulkii Laftagareen Oo Ku Goidiyay Inay Weerari Doonaan Baydhaba.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-11-1447-Hijri.

April 21, 2026
Mugdi Iyo Hubanti La’aan Dul-hoganaysa Jihada Wadahadallada Islamabad.
  • Allposts
  • Warar

Mugdi Iyo Hubanti La’aan Dul-hoganaysa Jihada Wadahadallada Islamabad.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada