Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Askar Iyo Saraakiil Badan Oo Lagu Laayay Dagaalkii Qeycad (Akhriso Magacyada Saraakiisha).
  • Allposts
  • Warar

Askar Iyo Saraakiil Badan Oo Lagu Laayay Dagaalkii Qeycad (Akhriso Magacyada Saraakiisha).

August 17, 2021

Khasaare lixaad leh ayaa ciidamada dowladda federaalka lagu gaarsiiyay dagaallo culus oo maanta ka dhacay deegaanka Qeycad ee dhaca duleedka degmada Bacaadweyne ee wilaayada Mudug.

Dagaallada oo ahaa kuwa ay hoggaankiisu hayeen saraakiisha ciidanka shabaabul Mujaahidiin waxaa uu ka dhacay saldhigga ciidamada dowladda Ridada ay ka samaysteen deegaanka Qeycad halkaas oo lagu soo afjaray maleeshiyaad maalmihii lasoo dhaafay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka waday koonfurta gobolka Mudug.

Ilo wareedyo masuul ah oo laga helayo deegaanka Qeycad waxay xaqiijiyeen in ciidamada xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ay cagta mariyeen guud ahaan saldhigga ciidanka maleeshiyaadkii ku sugnaana ay u qaybsameen kuwa la laayay iyo kuwa firxaday.

Macluumaadkii ugu dambeeyay waxay sheegayaan in dagaaka ka dhacay deegaanka Qeycad lagu dilay 30 xubnood oo isugu jiray askar iyo saraakiil sare oo ka tirsananaa maleeshiyaadka Ridada.

Ilo wareedyadu waxay intaas ku darayaan in labaatan ka mid ah maydadka saraakiisha iyo askarta ay dul istaageen ciidamada shabaabul Mujaahidiin kuwaas oo goobta looga cararay.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Qaar Ka Mid Ah saraakiisha Galabta Lagu Laayay Qeycad.

1- Cali Diini oo ahaa taliyii hore saldhiga degmada C/Casiis haddana ahaa sargaal ka tirsan Police maamulka Galmudug.

2- Xirsi Cali Shiri Taliyaha Mariniska Galmudug nolosha ayaa lagu qabtay,waxaa laga qaatay Bastoolado, qori iyo baabuur ka dibna mujaahidiinta ayaa bartii ku toogtay.

3- Maxamed Cali Salaad oo ahaa taliye Ururka Horseed ciidamada Daraawiishta Galmudug  waa la dilay.

4- Taliye ku xigeenkii Ururka Horseed Daraawiisha Ciire Hirsige waa la dilay.

Saraakiishan kor ku xusan dhammaantood waxaa maydadkooda dul istaagay ciidamada shabaabul Mujaahidiin saaxiibadoodiina fagaaraha dagaalka ayay ku cidleeyeen.

Gaadiidka dagaalladan lagula wareegay waxay ahaayeen 3 gaari oo ka mid ah uu lahaa dagaal huriye Cabdi Xasan Cawaale oo horay usoo noqday taliyihii booliska dowladda federaalka gaariga Cabdiqaybdiid waxaa ku xidhnaa qori dhuun Shilke ah markii ay Mujaahidiintu la wareegeen ka dib waxay ilo wareedyadu xuseen in la gubay, labada gaari ee kale waxay ahaayeen noocyada raaxada.

Xaaladda goobihii lagu dagaallamay hadda waa mid daggan waxaana goobaha lagu dagaallamay ku sugan ciidamada shabaabul Mujaahidiin.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaal Gaadiid Lagu Furtay Askarna Lagu Laayay Oo Ka Socda Mudug.
Next: Guddoomiye Lagu Dilay Qarax Ka Dhacay Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri

April 21, 2026
Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada