Howlgal qarax ah oo ay ciidamada Mujaahidiintu maanta ka fuliyeen inta u dhaxeeysa deegaanka Ceelhuur iyo magaalada Xarardheere ee wilaayada Mudug ee dhacda bartamha Soomaaliy, ayaa lala eegtay gaari ay la socdeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda Riddada.
Qaraxa oo Allaah fadligiis udhacay sidii loo qorsheeyay, ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan laba askari oo murtadiin ah.
Waxaanu helnay magacyada maleeshiyaadka murtadiint ah ee qaraxan ku halaagsamay, kuwaas oo lagu kala magacaabi jiray Cabdirisaaq Khaliif, iyo Maxamed Giriig.