Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Afghanistan 3 Maalin Ka Dib Horumarrada Muuqda.
  • Allposts
  • Warar

Afghanistan 3 Maalin Ka Dib Horumarrada Muuqda.

August 18, 2021

Dhulka Afghanistan oo ah hooyada Jihaadka carsigan waxa uu 20 sanno ka dib todobbaadkan xaqiijiyay guul taariikhi ah oo Allah ka dib ay soo dhiciyeen dagaalyahannada Imaarada islaamiga iyo shacabkooda dulmi diidka ah.

Siyaasiyiin badan oo ay calmaaniyaddu madax martay waxay iska dhaadhiciyeen in dalka Afghanistan uu noqon doono dal isku roga qalalqaase, fowdo iyo nidaam xummo baahsan mar haddiiba xididdada loo siibay gumeystihii uu Maraykanku hor boodayay ee kusoo duulay dhulka Afghanistan.

Balse waxay is moodsiiyeen in dalka Afghanistan uu 20 sanno ka dib soo celiyay nidaamkii islaamiga ahaa ee ka jiray guud ahaan waddanka, kaas oo uu gacantiisa ku burburiyay Maraykanka 20 sanno ka hor markii isaga iyo xulafadiisu ay duullaan aan kooda ahayn kusoo qaadeen dalka Afghanistan balse wixii ka raacay ay taariikhdu maalin dhow diiwaan galisay.

Dalka Afghanistan habeenkii afaraad waxaa uu hoos harsanayaa harka shareecada calankii Daaghuudka ahaa ee uu gumeystuhu astaanta uga dhigay dalka ayaa meesha laga saaray waxaana si dhab ah usoo noqday nimaamkii islaamiga iyo kala dambayntii bulshada.

Warbaahintu waxay 20 sannood ka dib dalka Afghanistaan kasoo tabinaysaa muuqaal ka duwan muuqaalkii hore waxaa dalka oo dhan wada camamiyay astaanta towxiidka oo ah kan rasmiga ah ee ka tarjumaya jiritaanka umadeed ee islaamka.

Muuqaallada ay soo tabinayaan warbaahinta ee aad dadka usoo jiitay waxaa ka mid ahaa in haweenay muslimad ah oo niqaaban ay dareen farxadeed ku cabirtay 20 sannooda ka dib isbadallada muuqda ee ay gashay Afghanistan maalmo uun ka dib markii ay imaaradu la wareegtay waddanka.

haweenaydan waxay tiri ” Nidmaanka hadda ka jira dalka waa mid %/100 aan ku qanacsanahay, Amniga ayaa soo hagaagay, tuugadii wax dhici jirtay ayaa la waayay, xaaladdu waa mid caadi ah, waan ka nasanay dimuqraadiyadii ku caan baxday xatooyada iyo dhaca hantida dadwaynaha, aad baan u raaxaysannay, xilligaan doonno ayaan aadi karnaa suuqyada, dhammaan waaxyaha dowladda iyo cisbitaallada waa furanyihiin ,”. sidaas waxaa tiri mid ka mid ah haweenka reer Kaabul.

Halkan Ka Daawo Muuqaallada Isbadalka.

Maamulka islaamiga waxa uu durba billaabay kulamo gaar gaar ah oo uu la yeelanayo hormuudka umadda reer Afghaanistaan si dadkii shareecada ka oomnaa 20-kii sanno ee lasoo dhaafay ay u gurtaan miraha jihaad iyo istish-haadka dhalintooda taas oo ah in dalka lagu soo dabaalo ku dhaqanka shareecada islaamka loona horumariyo adeegyada bulsho.

Imaaradu waxay kulan gaar ah la qaadatay bahda caafimadka ee  Kaabul waxayna masuuliyiinta imaaradu waaxyaha caafimaadka ku tartarsiyeen inay howlahooda shaqo si caadi ah u gutaan si loo sii amba qaado horumarrada uu ku dhaqaaqayo waddanka.

Dhinaca kale Shiikh Dabiixullaahi Mujaahid afhayeenka rasmiga ah ee Imaarada islaamiga Afghanitan ayaa markii ugu horreysay warbaahinta kasoo muuqday. ka dib shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Kaabul.

Shiikha waxaa uu Allaah uga mahadceliyay in 20 sanno ka dib uu Allaah gaarsiiyay inay raayada rasuulka Allaah SCW ka dul suraan magaalada Kaabul ka dib jihaad iyo istish-haad badan oo ay usoo bixiyeen si dalka Afghanistan loogu soo dabaablo shareecada islaamka.

Shiikh Dabiixullaahi Mujaahid waxa uu sheegay in Mujaahidiintu ay cafis guud u fidiyeen ciidamadii iyo shaqaalihii xukuumaddii gabalkeedu dhacay ee Kaabul isagoona dhanka kale haweenka reer Afghanistan u ballan qaaday inay heli doonaan xuquuqda ay siisay shareecada islaamka.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Khasaare Dhaliyay Oo Ka Dhacay Gobolka Mudug.
Next: Jiinow Carrabeey Oo Lagu Dilay Magaalada Muqdisho.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-03-1448-Hijri.

August 28, 2026
23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.
  • Allposts
  • Warar

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.

August 27, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada