Aroornimadii hore ee saaka waxey ciidamada Mujaahidiintu weerar culus oo cag marin ah ku qaadeen deegaanka Camaara ee gobalka Mudug ee bartamaha dalka soomaaliya.
Weerarkan cag marinta ah waxa uu ku bilowday camaliyad istish-haadiyo ah oo uu fuliyay halyeey ka tirsan katiibada istish-haadiyiinta ee shabaabul mujaahidiin.
Saldhiga Murtadiinta ee deegaanka ayey Mujaahidiintu si toos ah u beegsadeen waxaana isa soo taraya khasaaraha ridada lagu gaarsiiyay weerarkaas.
Lasoco Waxii kusoo kordha.
Calamada.com