Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacday Waddanka Pakistaan.
  • Allposts
  • Warar

Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacday Waddanka Pakistaan.

September 5, 2021

Naftii hure ka tirsanaa katiibada Istish-haadiyiinta Mujaahidiinta xarakada Daalibaan Pakistan ayaa weerar istish-haadi ah ku beegsaday kolonyo ka tirsan ciidamada gaarka ah ee xukuumadda dalka Pakistaan xilli ay marayeen goob si aad ah ammaankeeda loo ilaaliyo.

Camaliyaddan Istish-haadiyadda oo ka dhacday degmada Kuweyta oo dhacda koonfur galbeed dalka Pakistaan waxaa fuliyay Mujaahid Istish-haadi ah kaas oo gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa bartanka ka dhigay kolonyada ciidamada gaarka  xukuumadda camiilka ah ee Islamabaad.

Masuul u hadlay xukuumadda dabadhilifka Pakistan waxa uu sheegay in dagaalyahan ku hubeysan gaari miinaysan uu weerar ka fuliyay bar kantarool oo ammaankeeda si aad ah loo ilaaliyo isagoona xusay in ciidamadooda looga dilay 3 askari oo qura loogana dhaawacay 20 kale.

Xarakada jihaaadiga Daalibaan Pakistan oo sheegatay masuuliyadda camaliyadda waxay sheegtay in ay khasaare lixaad leh gaarsiiyeen ciidamada khaaska ah ee xukuumadda Pakistan ka dib camaliyad Nafhurnimo oo halyey ka tirsan guutadoda Istish-haadiyiinta uu ka fuliyay koonfur galbeed waddanka Pakistan.

Ilo xog-ogaal ah waxay warbaahinta u sheegeen in weerarka ay ku nafwaayeen inka badan 30 askari oo ka tirsanaa ciidamada gaarka ah ee xukuumadda Islaamabaad iyo dhaawacyo fara badan halka sidoo kale weerarka lagu burburiyay 5 gaari oo kuwa dagaalka ah.

Muuqaallo lagu baahiyay baraha bulshada waxay muujinayeen burburka iyo khasaaraha lixaadka leh ee ka dhashay camaliyadda Istish-haadiga waxaana la arkayay qaar ka mid ah gawaarida aanay xabaddu karin oo ay camaliyaddu galaafatay.

Xarakada Daalibaan Paakistaan oo ka jihaadda waddanka Pakistaan waxay horay u fulisay weeraro laayaan ah oo lagu beegsaday saraakiisha iyo xubno ka tirsan xukuumadda dabadhilifka Islamabaad weerarkan Istish-haadiga ayaana noqonaya weerarkii ugu horreeyay Istish-haadi ah oo lala beegsado ciidamada dowladda tan iyo markii waddanka Afghanistan oo jaar dhow la ah Pakistan ay gacanta ku dhigeen ciidamada Imaarada islaamiga Afghnaistan.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qaraxyo Ciidamada Shisheeye Iyo Kuwa Soomaalida Lagula Eegtay Sh/hoose Iyo Jubbooyinka.
Next: Khilaaf Xooggan Oo Ka Dhex Qarxay Farmaajo Iyo Rooble.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Rabiicul-awal-1448-Hijri.

August 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-03-1448-Hijri.

August 28, 2026
23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.
  • Allposts
  • Warar

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.

August 27, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada