Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qarax Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Kismaayo.

September 10, 2021

Maleeshiyaad ka tirsan maamulka Jubbaland waxay gabaldhicii maanta la kulmeen weerar qarax ah oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin kula beegsadeen duleedka magaalada Kismaayo kaas oo khasaare baaxad leh lagu gaarsiiyay ciidamada maamulka Jubbaland.

Qaraxa oo ahaa mid jugtiisa si wayn looga maqlay deegaannada ku dhow dhow degmada Kismaayo waxay Mujaahidiintu la beegsadeen gaari ciidan oo ay ka buuxeen maleeshiyaad ka tirsan maamulka fadhigiisu yahay magaalada Kismaayo.

Ilo xog-ogaal ah waxay soo wariyeen in qaraxa oo ahaa mid culus uu si gaar ah kaga dhacay inta u dhaxaysa deegaanka Cabdalla Biroole iyo magaalada Kismaayo waxaana halkaas dhimasho iyo dhaawac ku noqday 10 askari oo ka tirsan maleeshiyaadka muratdiinta.

Idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus waxay baahisay in qaraxaas ay ku dhinteen 6 askari oo ka mid ahaa maleeshiyaadka Ridada halka 4 kalena ay ku dhaawacmeen kuwaas oo dhaawacyadodoa loola cararay cisbitaallada magaalada Kismaayo.

Ilo wareedyo muhiim ah waxay sheegayaan in askarta dhaawacantay uu ku jiro sarkaal taliye Horin ah oo lagu magacaabo Xuseen Daahir Maxamed oo loo garan ogyahay (Caga-weyne) kaas oo la socday gaariga la qarxiyay.

Qaraxan ay ku le’deen maleeshiyaadka maamulka ashahaada la dirirka ee Jubbaland waxa uu kusoo beegmayaa xilli ciidamada shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen howgalladooda jihaadiga ah ee ka dhanka ah maamulka fadhiidka ah ee Axmed Madoobe.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidamada Xabashida Oo Dharaar Cad Weerar Kala Kulmay Shabaabul Mujaahdiin.
Next: 20 Sano Kadib Shacabka Mareykanka Oo Xusaya Weeraradii 11 September [Warbixin].

Related Stories

Daawo Qaybta 3-aad Tartanka Taajul Quraa’ Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 3-aad Tartanka Taajul Quraa’ Sannadka 1447.

June 14, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -28-12-1447 Hijri.

June 14, 2026
Cirro Oo Maanta Ka Degay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Maanta Ka Degay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Talaabiib.

June 14, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada