Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Akhriso Howlgalladii Ugu Dambeeyay Ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin+Khasaaraha.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Howlgalladii Ugu Dambeeyay Ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin+Khasaaraha.

September 11, 2021

Ciidamada xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayaadka dhaca koonfurta dalka Soomaaliya waxay fuliyeen howlgallo siyaabo kala duwan loogu beegsaday ciidamada Shisheeye iyo kuwa Soomaaida.

Howlgalka koowaad oo ahaa dagaal toos ah waxay ciidamada xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ku qaadeen saldhigga ciidamada dowladda ay ka samaysteen degmada Baardheere ee wilaayada Gedo. waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Ilo wareedyo muhiim ah waxay xaqiijiyeen in weerarkaas lagu dilay hal askari oo lagu magacaabi jiray Maxamed Farey iyo dhaawac saddex kale oo lagu kala magacaabo Rooble. Jawaan iyo Farxaan.

Dhanka wilaayada Sh/hoose waxay ciidamada shabaabul Mujaahidiin qarax culus la beegsadeen hoyga uu degmada Afgooye ka degan yahay madaxa cashruuraha qaybta khudaarta degmada Afgooye ugu magacaaban dowladda Ridada ninka lagu magacaabo Mukhtaar Sagaar.

Ilo masuul ah waxay soo wariyeen in qaraxaas uu si dirqi ah kaga badbaaday sarkaalka la beegsaday balse waxaa halkaas ku dhaawacmay 3 ka mid ah ilaalada murtadka halka uu gabi ahaanba burburay guriga iyo gaarigii dhex yiillay ba.

Dhanka wilaayada Jubbooyinka waxay ciidamada jamhadda Mujaahidiintu weerar aad u xooggan ku qaadeen saldhigga ciidamada dowladda Kenya ay ka samaysteen deegaanka Jaziiradda Kudhaa ee dhaca xeebaha wilaayada Jubbooyinka.

Lama soo warin cadadka khasaare ee dagaalkan kasoo gaaray ciidamada Kenya maadaama uu dagaalku dhacay xilli habeen ah.

Dhanka kale ciidamo ka tirsan wilaayada islaamiga Bay iyo Bakool waxay weerar qorsheysan oo ay ka fuliyeen gudaha degmada Bardaale ku khaarajiyeen askari ka tirsanaa maleeshiyaadka maamulka isku magacaabay Koonfur galbeed.

Ilo dhanka deegaanka ah waxay soo wariyeen in wakhtiga uu howlgalku dhacayay uu askarigaas ku mashquulsanaa dhibaataynta dadka muslimiinta ah balse ciidamada Shabaabul Mujaahidiin oo si dhow ula socday dhaqdhaqaaqa askarigaas ayaa ugu dambayn goobta ku toogtay.

Howlgalladan ka kala dhacay wilaayaadka dhaca koonfurta Soomaaliya waxay kusoo beegmayaan xilli ciidamada shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen howlgallada ka dhanka ciidamada shisheeye iyo maleeshiyaadka Soomaalida ee murtadiinta ah.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: 20 Sano Kadib Shacabka Mareykanka Oo Xusaya Weeraradii 11 September [Warbixin].
Next: Shabaabul Mujaahidiin Oo Siinka Dheer Ku Weeraray Ciidamada Dowladda.

Related Stories

Cirro Oo Maanta Ka Degay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Talaabiib.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Maanta Ka Degay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Talaabiib.

June 14, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-Dulxijah-1447-Hijri

June 14, 2026
Akhriso Xogta Maleeshiyada Danab Oo Lagu Jabiyay Duleedka Buulo-mareer.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Maleeshiyada Danab Oo Lagu Jabiyay Duleedka Buulo-mareer.

June 14, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada