Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Howlgallo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Baydhaba Qansaxdheere Iyo Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Howlgallo Askar Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Baydhaba Qansaxdheere Iyo Muqdisho.

September 15, 2021

Ciidamada gaarka ah ee Mujaahidiintu waxay saacadihii lasoo dhaafay howlgallo gaar gaar ah oo ay ka fuliyeen magaalooyin dhaca koonfurta dalka Soomaaliya ku khaarajiyeen xubno askar ah oo ka tirsanaa maleeshiyaadka dowaldda federaalka.

Howlgalka koowaad oo ahaa mid si heer sare ah loo qorsheeyay waxay ciidamada Mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay waxayna howlgalkan ku dileen 2 askari oo ka tirsanaa maleeshiyaadka dowladda.

Ilo wareedyo muhiim ah waxay wariyeen in ragga howlgalka fuliyay ay u dhaceen hoyga ay askartani ka deganaayeen magaalada Baydhaba ka dibna ay halkaas ku wada toogteen labada askari oo lagu kala magacaabi jiray Maxamed Xambal iyo Dambiil Walaba si gaar ahna uga tirsanaa ciidamada maamulka Koonfur galbeed.

Iluhu waxay intaas ku darayaan in Dambiil Walaba uu ahaa murtad wayn oo inbadan lasoo shaqeeyay ciidamada xabashida ee duullaanka ku joogta wilaayada Bay iyo Bakool gaar ahaan Baydhaba waa nin sharwade ahaa oo caan ku ahaa in uu xabashida u jaajuuso dadka muslimiinta ah gaar ahaan kuwooda ay shacaa’irta islaamka ka muuqato balse xalay ayaa afka ciidda loo daray.

Howlgalka labaad waxay saacadihii lasoo dhaafay Mujaahidiintu ka fuliyeen degmada Qansaxdheere ee wilaayada Bay iyo Bakool waxayna ku khaarajiyeen hal askari oo ka tirsanaa maleeshiyaadka maamulka isku magacaabay koonfur galbeed.

Dhanka kale howlgal gaara oo ciidamada shabaabul Mujaahidiin gaar ahaan katiibada Maxamed Ibnu Maslamah ay ka fuliyeen agagaarka isgoyska Ex Control Afgooye ee magaalada Muqdisho ku dileen askari murtad ah oo ka tirsanaa maleeshiyaadka dowaldda federaalka.

Howlgalkan gaarka waxa uu si gaar ah kaga dhacay Isgoyska Ex Control Afgooye gaar ahaan dhanka degmada Hodan waxaana la xaqiijiyay in raggii halyeeyada ahaa ee howlgalka fuliyay ay si nabdoon kaga soo noqdeen goobta ka dib markii ay gaareen hadafkooda.

Howlgalladan waxay qayb ka yihiin howlgallada jihaadiga ah ee lagu cirib tirayo maleeshiyaadka iyo saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa Shisheeye ee sida aadka ah kaga socda wilaayaadka dhaca koonfurta iyo bartamaha dalka Soomaaliya.

Halkan Kala Soco Wararka Deg Dega Ah Ee Website-ka Calamada.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Camaliyad Istish-haadi Ah Oo Ka Dhacday Magaalada Muqdisho.
Next: Saldhig Ay Ku Suganyihiin Ciidamada Burundi Oo La Duqeeyay.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-11-1447-Hijri.

April 24, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-11-1447-Hijri

April 23, 2026
Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.
  • Allposts
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Tahriibeyaal Soomaali Ah Oo Ku Dhintay Biyaha Badda.

April 23, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada