Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maxamed Cali Geedi Oo Lagu Dilay Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Maxamed Cali Geedi Oo Lagu Dilay Muqdisho.

January 31, 2022

Howlgal gaar ah oo maanta ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ka fuliyeen suuqa weyn ee degmada Kaaraan ee magaaladan muqdisho waxey ku dileen askari ka tirsanaa federaalka.

Maxamed Cali Geedi oo ahaa askariga murtadka ah ee Mujaahidiintu ay ku dileen suuqa kaaraan ayaa sidoo kale waxey mujaahidiintu ka ganiimeysteen qorigii iyo booshkii uu ku hubeysnaa.

Isla Muqdisho waxey Shabaabul Mujaahidiin maanta xaafada Sheekh Cali Suufi ee degmada Hodan ku dileen askari kale oo ka tirsanaa federaalka.

Shalay ayey aheed markii ciidamada Mujaahidiintu xaafada Bangala ee degamda dayniile ku dileen askari lagu magacaabi jiray Farxaan Yuusuf Nuur kaasi oo ay mujaahidiintu ka furteen qorigii uu ku hubeysnaa.

Isla Shalay ayey aheed markii ciidamada mujaahidiintu ay xaafada suuqa xoolaha ee degmada hilwaa ku dileen Feefle oo ahaa taliyihii saldhiga biyada dega xaafada suuqa xoolaha kaasi oo ay sidoo kale la dileen labo askari oo istaaf u aheed.

Dilalkan 24-kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay magaaladan muqdisho waxey kusoo aadayaan xilli maalin ka hor mujaahidiintu ay duleedka degmada Jowhar ku dileen Murtad lagu magacaabi jiray Caga-baruur kaasi oo caan ku ahaa dhaca gaadiidka safarka ah ee isticmaala wadada isku xirta muqdisho iyo jowhar isagoona sidoo kale kufsan jiray haweenka la socda gaadiidka safarka.

Muuse Malaay.

Calamada Online.

Mogadishu, Somalia.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Shabaabul Mujaahidiin Oo La Wareegay Deegaan Sh/dhexe Ka Tirsan.
Next: Askar Kenyaati Ah Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Gedo.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-11-1446-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-11-1446-Hijri.

May 12, 2025
Mujaahidiinta Nusratul Islam Oo Weeraro Askar Lagu Dilay Ka Fuliyay Burkina Faso Iyo Mali.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Nusratul Islam Oo Weeraro Askar Lagu Dilay Ka Fuliyay Burkina Faso Iyo Mali.

May 12, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-11-1446 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-11-1446 Hijri.

May 12, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)

May 11, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 6aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 6aad)

May 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 5aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 5aad)

May 8, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 4aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 4aad)

May 6, 2025

Sawirro

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.

April 16, 2025
Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.

April 16, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.

April 16, 2025
Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.

April 10, 2025
Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.

April 1, 2025
Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.

March 31, 2025
Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.

March 30, 2025
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.

March 30, 2025
Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.

March 30, 2025
Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.

March 30, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada